Sheekadii xaasidka iyo bakhiilka

 Xaasid iyo Bakhiil  ayaa boqor soo hor istaagay, markaasuu ku yidhi: “wax alla wixii aad doontaan i weyddiista, midda labaadna waxaan siinayaa laba jibbaarkii kii hore”. Labadooda midna ma jeclayn in kan kale uu qaato wax ka badan, markaasay is-qab-qabteen muddo dheer, midba midka kale wuxuu weydiistay inuu marka hore weydiiyo,


markaas ayuu boqorkii ku yiri:- Haddaad yeeli weydo waxaan kugu amrayo, waan kaa gooyn doonaa. madax.” Markaasaa kii xaasidka ahaa wuxuu boqorkii ku yidhi: "boqorow, indhahayga mid iga buji!"

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post