Riyada anoo dadka ku leh waan tagayaa

Riyada:


Walaal waxaan kuriyooda anooo dadka kuleh waan tagayaa 7 bill kadip
Mar anoo caadi lay leeyahay waa waqtigaad isbadali lahay
Mar anoo gaadhi cad wada
Calaaya kuli xaaal waxaa aad iigu soo noqnoqda anoo leh waan tagyaa




Fasirka:


Walaal riyada waxay tilmaamaysaa inaad mustaqbal ka raadsan doonto dalka dibaddiisa,
waxaa kaloo laga yaabaa safar inaad gasho guud ahaan waaa riyo wanaagsan oo tilmaamaysa isbadalka noloshaada.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post