Riyada kursiga cagaaran iyo hagaajinta timaha

Riyada:

Waxan kuriyody wiil aan xidhidh leenahay oo kursi cagaran igu fadhisiyay oo timaha ihagajinaya  keeg cad isanaya  timahu way quruxbadnayen  anigu na  waxan kufaraxsana  timaha sidu igu hagajinayo ilahay hakubarakeyo   muqalada wan kalely  wan dhagista  wa Ramadan ne cibada ilhay hainaga aqbalo wll ilhy hakubarakeyo  muradkaga hakufudiiyo isojawab.

Riyada kursiga cagaaran iyo hagaajinta timaha

Fasirka:

Walaal riyada waa riyo tilmaamayso inaad heli doonto qof aad kuu daryeelaya oo nolol fiican aad la wadaagayso. waana qof si fiican kuu tixgalin doono, haddii aad doob tahay waa guur haddii aad xaas tahayna ninkaaga ayaa Ilaahay kaaga dhigaya qof aad kuu jecel.


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post