Riyada qof kuu keenaya macaan iyo dhar cagaaran

Riyada:

Acs walaal waxan kuriyody qof aan aqaano  oo iskudhacnay oo ikenaya  macan  iyo dhar cagaran   dharka waan gashaday waan kufaraxsana walal  ilhaay hakuxafido.

Riyada qof kuu keenaya macaan iyo dhar cagaaran

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa nabad iyo ammaan, qofkaas waad heshiin doontaan wuuna ku raalli galinayaa marka riyada waa khayr inshaa Allaah.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post