Gabar ku riyootay iyadoo ilmo lagu qalayo

Riyada:

Acs wll waxan kuriyodiy      wali an  aqano   ilmo igu qalaya anigu na  xanun man daremin   wn kufaraxsana      unalaordiy  aniga iyo ilmihiba  waxan dhex galniy biyo mcn  wn ducisaniy:          waxan kuriyodiy  qof an aqano   waxau ikeniy  idho sharer        waxau idhahy kaliy wn tukanina  masajidka hortisa  daka onarkaya kuwada tukaniy  wll isofasir

Gabar ku riyootay iyadoo ilmo lagu qalayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa in Ilaahay kuu fududeyn doono arrin ku haysatay oo dhib kugu ahayd inshaa Allaah waana liibaani doontaa.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post