Qofkii ku riyoodo mas aan dhib u geysanaynin

Riyada:

Walal mas ayaa ku riyooday lkn ima cunayo waxaana laygu so diray inuu i waardiyeyo bahalada yar cunaa wax u cafinaa ma jirto gurigu ila joga  marka agtiisa maraa bahalo iso dhawaadan ma cafinayo wu cuna ilaalo i yahay maxa lagu fasiraa.

Qofkii ku riyoodo mas aan dhib u geysanaynin

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa cadow aan ku dhibi karin oo daciif ah oo aan awood lahayn waliba ku qasban inuu kaa dambeeyo wuxuu muujinayaa inuu ku jecel yahay oo uu dadka kaa reebaya.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post