Riyada gabar oo timaha iska xiirayso

 Riyada:

Aniko Madaxa layka xiraa aan ku riyodey Ii fasir Qof ikma xiirin

Riyada gabar oo timaha iska xiirayso

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad arrimo ka walwalsan tahay oo aadan ku qanacsanayn xaalka aad ku sugan tahay marka walwalka iska joogi iyo fikirka iskana ilaali dad niyadda kaa dilayo.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post