Riyada qof ku kor duulaya miyaxireenka Itoobiya lagu dhisayo

Fasirka:

Asc wll waxaad ii fasirtaa waxaan kuriyooday anigoo socoda ayaan arkay qalab wax lagu eego oo sida waynaysada oo kale , kadib ayaan duulay anigoo daawanya kune daawanya qalabkii ayaan biya xidhka wayn ee itoobiya samaynaso kadib waxaan daawadaba xagii shishe markaan tagay ayaan dagay dhulka meesha dada badan ayaa joogay oo shaqadii haya ruux walba intuu I eego  unbuu shaqdiisa wataa xitaa askar ayaan joogtay boolis  oo ilaalinayaay  kadib waan toosay.

Acw wll adigoo mahadsan waxaad ii fasartaa anigoo duulaya oo daawanaya biyaha xidhka waynaa ee itoobiya kune daawanya qalabaka waynaysada oo kale ah kadib waxaan gaadhay dhinicii kale  waxaane kula kulamay shaqaalihii meesha waxaan joogay boolis kormeere ayaan ahaa inshallah

Riyada qof ku kor duulaya miyaxireenka Itoobiya lagu dhisayo

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof wax walba uu rabay gaarayo waxaa kuu fududaan doono inaad dhoofto oo aad aaddo meesha aad rabto adoon wax ka baqaynin inshaa Allaah riyada waa khayr iyo wanaag.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post