Waxaan ku riyooday bada oo gurtay

 Riyada:

Asc shiiqeena waxaan ku riyooday bada oo gurtay ama ewer ah fadlan iisoo sheeg

Waxaan ku riyooday bada oo gurtay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa burbur iyo jab inay ka dhici doonaan meesha aad ku nooshahay maamulka meesha ka taagan jab ayaa soo gaarayo, guud ahaan riyada waa riyo dhibaato weyn tilmaamayso.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post