Waxaan ku riyooday ilkahayga oo aad iyo aad u cad cad oo wada simin

 Riyada:

Asc wll waxaad ii fasirtaa adigoo mahadsan,

Waxaan ku riyooday ilkahayga oo aad iyo aad u cad cad oo wada simin oo liid yar kujiro oo cagaar ah  siiba  foolasha oo aan Yara xoqoyo Kane tir tirayo insha allaah.

Waxaan ku riyooday ilkahayga oo aad iyo aad u cad cad oo wada simin

Fasirka:

Riyadaada waxay tilmaamaysaa inaad tahay qof daacad ah oo saaxiibayaashiisa u dhow ay fiican yihiin waxaadna iska ilaalisaa dadka aan fiicnayn, marka riyada dhaqankaaga iyo noloshaada ayay tilmaamaysaa.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post