Waxaan ku riyooday nin aan kala tagnay Isagoo daal ka muuqdo

Riyada: 

Waxaan ku riyooday nin aan kala tagnay Isagoo daal ka muuqdo markuu i arkay wuu ooyay marna wuu igu qaylinayey gurigayga iiga bax buu ilahaa marna wuu ilmaynayey inuu idilo buu rabay baaskoolad buu igu eryaday markii dambe waanan ka baxsaday  

Iiso fasira adinkoo raaliya walaal

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas inuu kaa aargudsan rabo laakin wuu ka baqayaa inuu kaa aargudsado wuxuuna isku dayi doonaa inuu ku raalli galiyo.

Waxaan ku riyooday nin aan kala tagnay Isagoo daal ka muuqdo

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post