Waxanku riyooday aniga oo guursanyo shiqa cana ah

Riyada:

Asc waxanku riyooday aniga oo guursanyo shiqa cana ah ina kaxaynayo magalada uu ku nolyahay.

Waxanku riyooday aniga oo guursanyo shiqa cana ah

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal weyn noloshaada soo dhexgali doono waa riyo aad u fiican oo khayr  wadato.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post