Riyada daanyeerka gorilla oo guriga jooga

Riyada:

Sheikhow aniga waxan kuriyoodey danyarka ween, ama gorilla sa u taqan,oo tagan oo qolka fadhiga, aniganah aan hoos dabaqa joogo oo an kadawanayo asagoo taagan daqadaa,  asaguumudid inuu qaylinayo anigaa aan daawanayo

Riyada daanyeerka gorilla  oo guriga jooga

Fasirka:

Waxaa kuu dhow qof aan fiicnayn oo khiyaano badan waliba dambiyada waaweyn aan ka fogaanin, waxaa laga yaabaa qofkaas inaad deris tihiin ama uu guriga yimaado, marka waxaa lagaa rabaa inaad taxdarkaaga qabto.


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post