Riyada naag cangaleel kuu dhiibayso iyo dugsiga quraanka

Riyada:

Shekh waxaan riyo ku arkay anigoo guri ruux dumar ah gooto  jooga  marka aniga iyo haweeneyda waxaan amaaneynaa 2ba nin ka midah odayaasha dhaqanka ee qabiilada waliba aniga ayaa aad u amaanaayo  marka islaantii meel ayey gacanta galisay markaas waxey soobixisay angaleesha badda  weyna iidhiibtay waxeyna itiri sootix  sida tusbax oo kale  angaleeshu aad ayey u qirux badantahay  duudka angaleesha wuu cagaaranyahay si fiican geesaha  angaleesh iyo hoosta weyka cadahay  marka islaantii agteyda ayey soofadhiisatay  markaa riyada dhexdeeda aniyoo dhibsanaayo naagtaan ajinabaga ah ee isoo agfadhiisatay  ayaan ku dhahay gurigeyga ayaan ku sootixaa  waana istaagay  marka ma jirin guri aantagay iyo wax aantixay  riyo kale waxaan arlay dugsigii aan quraanka ka bartay anigoo jooga waxaana iigu danbeysay 32 sano kahor iyo maclinki oo meeshi saliga loodhigi jiray ku dukanaayo barqadii  macalinku ilama hadlin macalinku wuxuu mootanyahay qiyaastii 13sano marka labdaa riyo kasoowaran.

Riyada naag cangaleel kuu dhiibayso iyo dugsiga quraanka

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad la kulmi doonto naag oo aad ku baran doonto meel dad caan ah ay joogaan waxayna isku dayaysaa inay kuusoo dhowaato waa naag aad kuugu adeegayso oo kusoo xusuusinayso taariikhdii hore riyada guud ahaan khayr ayay xambaarsan tahay waana naag wax haysato oo dhaqan waxaa laga yaabaa arrin inay kuu soo bandhigto oo aad ka fikirto.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post