Riyada qofka la dhahayo waad dimanaysaa bil kaddib

Riyada:

 Asc walaalo

Waxa aan ku riyooday iyada oo la igu leeyahay bil ka dib ayaad dhimanaysaa, oo aan xabaal iyo dhimasho u sii diyaar garoobayo. Fadlan ii soo fasira.Aadna waan u naxsanaa oo u murugaysnaa

Riyada qofka la dhahayo waad dimanaysaa bil kaddib

Fasirka:

Walaal riyada waa digniin waxaa lagaaga digayaa waxyaalaha qaladka aad samaynayso waxay yihiinba ee ma aha geeri, dib isu eeg fiiri wixii kaa qaldan

Faahfaahin dheeraad halkan ka daawo

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post