Riyada sokor nala siinayo iyo beero nala geynayo

Riyada:

Asc wllo waxad i fasirtaa riyadan waxanku riyoday aniga iyo dad badan oo sonkar aad u farabadan sadaqo nalo siyay o nala geyay bero ay ku talo qudrad iyo baris basto waxana nalugu lah gurta kuwna.

Riyada sokor nala siinayo iyo beero nala geynayo

Fasirka:

Riyada waxaa lagu fasiraa in wax fiican kuusoo dhow yahay oo si sahlan aad ku helayso waana barwaaqo inshaa Allaah.

 

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post