Waxan kuriyoday aniga oo dilay gabar darisakayga ah

Riyada:

Asc waxan kuriyoday aniga  oo dilay gabar darisakayga ah Gurigaga ayay sogashay Anina wadilay gurigayga siqaldana  u eegaysay gabadhan wanka yarobaqa markan cadi urko Dhoora jerna waxan kuriyoday anigoo dilaya kuqaylina waxay iga shegtay been waxay itiri waa sixiray waxasoo dhana wariyo

Waxan kuriyoday aniga  oo dilay gabar darisakayga ah

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka bixi doonto wixii murugo ku hayay oo aad ka takhalusi doonto, dilka hadda ma aha dil dhab ah waa ka bixitaanka mashaakilka ku haysto.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post