Riyada anoo xabbad laygu dhufanayo

Riyada:

Ana xabad laygu dhufty waliba cid ii dhow xata rag iyo dumar mid ahayd ma aqna Shaly duhurki ahayd

Riyada anoo xabbad laygu dhufanayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa in qof hadal xun ku dhihi doono oo aad dhibsan doonto ama qof inuu ku khayaani doono adoo aan ka filanaynin marka taxdarkaaga qab 

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post