Jacaylka labada qof oo beenta ku dhisan

 Jacaylka labada qof oo beenta ku dhisan

Jacaylka labada qof oo beenta ku dhisan


Jacaylka afka in laga sheego kaliya ma aha, ninka markuu jeclaado gabadha wuxuu noqonayaa qof ku dadaalaya danaheeda iyo sumacaddeeda.

Ninka jacaylka dhabta ah gabadha u qabo waa nin daacad ah oo been aan u sheegin gabadha uu rabo inuu guursado.

Sidaas oo kale gabadha jacaylka dhabta ah hayo iyadana ninka been uma sheegto daacad ayay u noqonaysaa.

Jacaylka dhabta waxaa lagu gartaa marka guurka dhaco inuu sii kordhayo.


Love between two people based on lies

Love is not just about words, when a man loves a woman, he becomes someone who strives for her interests and reputation.

A man who truly loves a woman is an honest man who does not lie to the woman he wants to marry.

Similarly, a woman who truly loves a man does not lie to her and is honest with her man.

True love is known to grow when marriage occurs.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post