Haweenka ka shaqeeyo dalalka carabta gaar ahaan sacuudiga dhibka haysto

 Waad wada aragteen sawirada meesha idinka muuqda.





Waa dumar soomaaliyeed oo laga soo celiyay dalka sacuudiga.

Dumarkan waxaa loo diray Sacuudiga xilligii xasan sheekh ugu horraysay uu noqdo madaxweyne.

Waxaa loo geeyay inay ka shaqeeyaan sacuudiga.

Xasan iyo baandadiisa ayaana ka dambeeyay arrintaas.

Laakin wax kale ayaa meesha ka dhacay.

Dumarka soomaalida dhib ayay kalsoo kulmeen meesha.

Markuu farmaajo qabtay talada ayaa lagasoo waday sacuudiga.

Qof kastoo soomaali ah gabar dhalay ama la dhalatay waxaan kula talinayaa inuusan u dirin sacuudiga.

maxaayeelay meesha dumarka waa lagu bahdilaa.

Dhacdooyinka ka dhaco lama soo koobi karo.

Dumarka shaqada ugu badan ay helaan waa khadaamonimo ama booyeesinimo.

gabadha waxay ka shaqaynasaa guryaha dadka carabta.

Nimanka sacuudiga waxay u arkaan naagaha guryahooda ka shaqeeyo addoomo inay yihiin.

ninka sacuudiga wuxuu u arkaa booyeesida xalaal inay tahay, oo wixii uu rabo ku samayn karo.

sidaa awgeed gabdhaha waa lagu xadgudbaa.

Ninka reerka iska leh ayaaba laga yaabaa inuu faraxumeeyo gabadha.

ama wiilashiisa hadday joogaan, hadday wiilal u joogaan.

Qisooyinka ka dhaco Jidda lama soo koobi karo.

Haddaad u malaynayso hadalkayga inuusan sax ahayn weyddii naagaha ka yimid sacuudiga.

Waliba kuwa guryaha carabta kasoo shaqeeyay.

Waxaa kaloo gabadha usii dheer inaan la siinin dhowr bilood xaqqa ay shaqaysatay.

Qaar waxay qabtaan shaqada habeen iyo maalin aan nasasho lahayn.

Naagaha loo shaqeeyo qaar cay iyo aflagaaddo kama baxaan.

Xataa qaar ayaa garaaco gabadha guriga ka shaqyso.

Mar waxaa dhacday naag sacuudi ah gabar itoobiyaan gurigeeda ka shaqayso inay gubtay.

Dumarka badankooda iqaamo ma haytsaan waxay ku joogaan dalka sharcidarro.

Taasna waxay keenaysaa inaysan xaqqooda raadsan karin.

waayo dhuumasho ayay ku jiraan.

in tarxiilka lagu daro ayay ka baqaan.

Dad fiican way jiraan oo aan dulminin dumarkaas. laakin aad bay u yar yihiin.

Naag sacuudiga muddo badan ku noolayd oo jidda ka shaqayn jirtay.

ayaa tiri  guriga aan ka shaqaynayo odayga leh marka aan u geynayo qaxwada ama shaaha.

wuxuu soo bixiyaa geedkiisa asoo taagan.

Marka aan foorarsado oon shaaha u shubayo dabada ayuu iga dharbaaxaa.

maalin jikada anoo ku jiro ayuu ii yimid.

gadaal ayuu igasoo qabsaday waa igu dhegay. waan iska fujiyay.

wuxuu igu dhahaa dabo weyn ayaad leedahay.

aniga waan ka dheeraaday, jikada oo dhan waan kasoo baxay.

markaas Wuu iga haray.

wuxuu ka baqayaa naagtiisa inaan u sheego.

marka ay maqan tahay ayuu rabaa inuu fursaddaas ka faa'ideysto.

Gurigaas marka aan dhacdadaas ku arkay waan kasoo tagay.

Naagta marka ay ilasoo xiriirtay oo ay igu tiri maxaad nooga tagtay ??!

waxaan ku iri shaqada way igu adkaatay.

kaddib cid kale ayaan u tagay oo shaqo i siiyeen.

Marka gabdhaha soomaalida meesha dhib badan ayay kala kulmaan.

Naagta xun suuqa ayay galaysaa.

Dumarka dabada laga maro badankooda sacuudiga ayay kusoo barteen.

Waayo ragga carabta meel aan meesha ahayn maba rabaan.

Mar labaad waxaan leeyahay dumarow ha u tagina sacuudiga shaqo.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post