Guurka dumarka soomaaliyeed ay guursanayaan nimanka caddaanka ah.

Maanta waxaan ka hadlayaa guurka dumarka soomaaliyeed ay guursanayaan nimanka caddaanka ah.

sababaha keeno, iyo waxa ay kala kulmaan.

xagga raaxada guurka iyo dhaqanka guud ahaan.



iyo waxyaalaha ay ku dhaleeceeyaan ragga soomaaliyeed waddamadaas ku nool.

Maalmahan waxaa soo batay dumarka soomaalida ku faanaya guurka ragga caddaanka.

Ragga caddaanka waxay ogaadeen inay dumarka soomaaliyeed qalbi nugul yihiin.

labo jeer ayuu u heesaa wuxuu kasoo qeybgalaa kowda loolyo calan soomaali ayuu soo qaadanayaa.

wuxuu isku dayaa hal hees waddani ah inuu u qaado:

markay aragto xaliimo asoo calanka watto oo af soomaali ku heesaya.

waliba hees waddani ah.

waxay is leedahay Alle maxaa kaa nasiib badan !!

wiil caddaan indha buluug oo qurux badan oo afkaaga ku heesaya.. yaa iska heli karo !!!

Meeshii ayayba ku jeclaatay.

Waxay dhahaysaa:

Faarax luga baasto iga leexiya yaanan arkin mar dambe.

Markaas ayay guursanaysaa.

wuxuu iska dhigayaa qof soo islaamay.

 badankooda masoo islaamaan.

intay masjidka ay gayso ayuu afka kasoo islaamaa.

Gaalnimadana way u qarsoon tahay.

marka lays dagaallana wuxuu ku laabanayaa diintiisa.

Haddii ilmo ay dhasho waxaaba laga yaabaa inuu ka qaato oo diintiisa uu galiyo.

Taas aad ayay u dhacdaa.

Hadda waxaa jiro gabdho arrintaas ay ku dhcaday.

oo leh maxaan samaynaa ??!!

nala taliya.

Xatta waxaa jirto gabar baraha bulshada caan ka ah oo sheegtay in ninka caddaanka ay guursatay ay ku raacday shaqada sariirta.

way ku faantaa, waxaa laga yaabaa inaad wada garanaysaan.

Markii horena waxay dhahayeen ilaahay caddaan nooma waayo !

haddana waxay u shallaynayaan faarax luga baasto.

Naagta soomaalida oo guursata wiil caddaan ah waxay isu haysataa inay tahay boqoradda quruxda adduunka.

Taas waxaa keentay dumarka qaar oo bilaabay inay ugu faanaan haweenka kale ee soomaalida.

Waxay keenayaan raggooda baraha bulshada iyagoo ammaanaya oo sheegaya ragga caddaanka inay ka fiican yihiin nimanka soomaalida.

Hadalkaas sax ma aha.

Waayo dadka oo dhan ma dhihi kartid way wada xun yihiin.

adiga haddaad la kulantay nin soomaali ah oo ku dhibay.

 taas macnaheeda ma aha ragga soomaaliyeed oo dhan inay sidaas yihiin.

Immisa nin caddaan ah oo dulmiyay naag soomaali ah.

Dumarka soomaalida waxay ku haystaan ragga soomaaliyeed oo ku nool waddamada reer galbeedka dhowr waxyaalood.

Waxaa ugu muhiimsan.

kow. ninka soomaaliga dumarka ma qiimeeyo, wuu caayaa wuu yasaa.

labo. ninka soomaaliga ma aha nin romaantik ah oo hadal macaan siinaya gabadha.

seddex. ninka soomaaliga wax walbo uma sameeyo gabadha, waayo wuxuu diidaa sharaftiisa inuu meel uga dhaco.

laakin ninka caddaanka wax walbo wuu sameeyaa.

Haddaad gadaal u dhiibto ma diido, wuuba ka helaa.

sidoo kale hoos ayuu u degaa.

shaqada carrabka wuu ku dheereeyaa.

laakin kan soomaaliga sidaas ma aha.

marka caddaanka raaxo badan ayay ka helaysaa gabadha.

sidey sheeganayso.

Afar. ninka caddaanka naagta wuu kaalmeeyaa, shaqada guriga ayuu la qabtaa.

laakin qofka soomaaliga wuxuu rabaa inaad u adeegto.

si asoo joogo oo kale xamar ama boosaaso.

Intaas ayaa ugu muhiimsan waxa ay sheegaan dumarka guursaday caddaanka.

Baraha bulshada ayaad ka wada helaysaan iyagoo soo duuubayo muuqaallo badan oo raggooda soo bandhigaya.

Runtii ninka soomaaliyeed waxaas oo dhan waad ka heli kartaa wixii xalaal ah diyaar buu u yahay.

Qaar dumarka waxay uga fogaadeen nimanka soomaaliyeed arrimo la xiriira xagga sariirta.  waxyaalaha qaar kama qaadanayaan.

sida gadaal oo kale.

ama inuu hoos u dego oo klae.

ama inuu biyaha cabsiiyo.

iyo waxyaalo badan halkan aan lagu sheegi karin.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post