Haweeneydan oo baraha bulshada aad u qabsatay
waxay inta badan ka hadashaa arrimaha diinta.
Waxay tiri dadka soomaalida hal qaab kaliya ayay garanayaan inay isugu galmoodaan.
Waxay raacisay hadalkeeda qaabab
badan ayaa jiro oo xalaal ah.
Waxay ka waddaa galmada foorarka oo siilka la galinayo guska.
Waxaa xaaraan ah guska in la galiyo futada ama boqa saxara ay ka timaado.
waxay ka waddaa waxaa xaaraan ah galmada dabada.
Runtii galmada ninka iyo xaaskiisa
waa arrin iyaga kaliya khuseysa. marka wixii ay ku raaxaysan karaan ayay sameyn
karaan.
Dhaqanka bulshada kaalin weyn ayuu
ka cayaarayaa xiriirka raaxada.
Hablaha soomaalida waxay u dhaqmaan
hab ka duwan hablaha dunida.
Waxaan filayaa inay ka waddo
qaababka kale oo dadka ay sameeyaan.
Soomaalida ma sameeyaan.
Taas waa arrin qadiin ah. Hadda gabdhaha
soo baxay sidaas ma aha.
Waxay wax ka barteen dumarka yurub
ka yimid oo si fiican u yaqaanna alaabahaas.
Marka sheekada sidii hore ma aha.
Waxaa jiro qaabab badan oo la
sameeyo.
Buugga raaxada guurka ayaad ka
akhrisan kartaa iyo bugaagta kale laga qoray.
Waxaa muhiimsan xagga diinta iyo
caafimaadka.
Marwo Fartuun oo aad uga sheekeyso
arrintan ayaa dad badan la yaabban siday ugu dhiirran tahay arrimahan.
Dad badan waxay sheegeen inay garoob
tahay
Dumarka garoobada waad garanaysaan inay iska oomman yihiin. Qofka markuu
wax baahi daran u qabo aad buu u sheegsheegaa.
Marwo Fartuun arrimahan afkeeda kama
qaaddo sheekooyinkan. aad bay u jeceshay inay ka hadasho.
Saan horay kuugu sheegay
sheekooyinkan waxay u noqonayaan dhaqanka bulshada iyo qofka aqoonta uu u leeyahay.
Marka hadalka ay sheegtay marwo Fartuun
waa hadal dadka oo dhan ay yaqaanaan.
Waxaa la sheegaa soomaalida qaar
waliba beelaha miyiga dego maba yaqaanaan arrimahaas.
Xattaa naagta xaaskaaga haddii aad
shumiso way kaa xanaaqaysaa waxay ku dhahaysaa kitaab jaamac maan ahay. Ee iga
leexo edeb ma lihidee !!
Marka naagta noocaas ah wax kale
maba ku samayn kartid.
Hadalka Marwo fartuun haddii aad
dood ka qabto halkan kusoo qor dooddaada.
Qaababka ay tilmaantay oo aysan
sheegin midkee baad ugu jeceshay ?
