Saliida qubada habkay u kordhiso kacsiga raga iyo haweenka

 

Shahwada ninka cuntada way ku siyaaddaa. Maanta waxaan ka hadlayaa hilibka qubada iyo saliidda qubada.

Sidoo kale sida loogu daaweeyo qofka siigada ay tabarta ka qaadday.


Waayo ninka marka uu siigada badsado geedkiisa dareenka ayaa ka daciifayo wuxuu noqonayaa mid aan adkayn, kacsigiisana wuxuu noqonayaa boqolkiiba lixdan.

Kaas waa kacsi aan naagta ka qaadi karin cuncunka hoose.

Waayo geedka marka uu si xoog u taagan yahay wuxuu gaarsiin karaa qofta meesha ugu macaanayd.

Marka waxaa xal u ah qubada.

Ninka markuu saliidda qubada badsado caafimaad ayuu ka helayaa. geedkiisana bir oo kale ayay ka dhigaysaa. Si fiican ayuu u garaaci karaa xaliimada.

Qubada waxay ka mid tahay cuntooyinka aad qofka ugu fiican xagga galmada waxaa aad loo adeegsadaa saliida qubada oo ah saliid wadata macaan aad u badan oo si toos u xoojiso raganimada. sidoo kale dhalmada, guud ahaan cuntada badda kaluunka noocyadiisa kala duwan waa cuntada ugu fiican oo lagu daaweeyo dadka aan awoodin galmo inay sameeyaan ama aan in badan sameyn karin.

Waliba waxaa la sheegay qubada in qofka ay daaweyso biyabaxa degdega marka uu adeegsanayo mar kastoo cunto uu cunayo inuu saliidaas istcmaalo.

Marka wixii awoodda galmada xoojinaya si toos ayuu u daaweyn karaa dhibaatooyinka ay siigadu qofka ku reebayso xagga tabardarida iyo biyabaxa degdega.

Qoraal ahaan waxtarka ay u leedahay raga iyo dumarka dhanka galmada iyo awooda kacsiga.

Waxaa kaloo isweyddiin mudan dumarka wax ma u tartaa qubada ?

Marka hore waxaad ogaataa ninka wixii cunto ah uu ka faa’idi karo naagtana way ka faai’iddaa.

Waayo jir ahaan labadooda way is leeyihiin.

Dareenka gaajada ama dareenka baahida raaxada way isla qabaan.

Marka qubada dumarka hadday cunaan wax badan ayay u taraysaa.

Saliidda qubada naagaha markay cuntada ku darsadaan iyagana sida ragga oo kale wax fiican ayay ka helaan.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post