Guurdoonka dhabta ah gabar iyo garoob doob iyo xaasle

Dadka ku taxan webkan raaxada guurka oo ku kala nool dunida daafaheeda ayaa dhowr jeer na soo weyddiistay gabdho ay guursadaan sidoo kale naago ayaa jira u baahan niman wanaagsan siiba naagaha ku nool maraykanka iyo canada iyo ingiriiska iyo Norway iyo Sweden iyo Holland iyo dalal kale badan marka sidaa awgeed nin guurdoon dhab halkaan ayuu iska qori karaa, beentana halaga fogaado

Shuruudahan akhri inta aadan is qorin

1.soo qor magacaaga saxa ah
2.dalka aad ku nooshahay
3.emailkaaga iyo taleefankaaga
4.da'da aad jirto
5.Lab iyo dhadig wixii tahay. 
7.Qofka aad Dooneysid sida uu yahay iyo da'diisa
8.haddii sawir aad soo raacin karto oo sax ah oo waa hagaag


waxaad nagala soo xiriiri kartaa emailkan

nuuratop.guurdoon@blogger.com