Dareenka naasaha haweenka Sensations Girls

naasaha dumarka
Ibta oo loo qanqaniino si khafiif ah oo ay xaasku ku istiinto. 
Calaacasha gacanta oo la dhunkadaa ma laha istiin sidaasi u sii ridan, ha yeeshee waxa uu sii kordhaa kolba marka dhudhunka iyo gacanta xaggeeda sare loo sii dhaqaaqo, gaar ahaan dhanka gudaha.
Waxa loo baahan yahay ah in fanka cayaarsiinta aan loo adeegsan oo qura bushimaha, sababta oo ah sida bushimaha oo kale amaba kasii daran bay labada gacmoodna qayb lixaad uga qaataan fankaasi, iyaga oo weliba gaara goobo istiin aanay bushimuhu gaari karin.
Taataabashadu waxay inta badan istiin ku abuurtaa qofka taataabtaha ah, waxayse ku xiran tahay xaaladda nafsiyadeed ee labada ruux. Waxa laga yaabaa inay taataabashadu mararka qaar keento natiijooyin aan loo aayin, sida la-taataabtaha oo xanaaqa haddii uusan raalli ka ahayan waxa dhacaya.
Inkasta oo taataabashada ama salaaxistu ay jirka oo dhan raad ku wada reebto, haddana jirku isku si' uma wada dareemo, waxana uu istiinku sii kordhaa kolba marka loo sii dhaadhaco dhinaca shafka ilaa laga gaaro labada naas. Waxaynu aragnaa in waqtiga isdhexgalka, dhabarka iyo barida oo la salaaxaa ay iyana istiin ba'an keenaan.
Goobaha istiin qaadashadu guud ahaan, waxay ku badan yihiin agagaaraha daloollada jirka, labada naasna waxa lagu tiriyaa inay kamid yihiin goobaha ugu istiinka badan jirka, waxaana uu gaaraa heerkiisa ugu sarreeya kolka la maraanmaro ibaha naasaha. Waxa jira dhowr hab oo loo maraanmaro ibaha naasaha loona kiciyo dareenkooda waxaana kamid ah: 


180 Comments

  1. Anonymous11/14/2010

    NIN waxaa uu rabaa waa sadex kulul (diiran) waana

    1-SOOR KULUL yacni cunto aad ukulul aan qaboow aheen oo macaan nadiif ah

    2- SARIIR KULIL yacni sariin nadiif ah go' nadiif ah oo lasoo feereeyay(kaawiyadeeyay) oo uu san (CARFAAYO) aan aheen midkii maanta dhan saaraa sariirta

    3-SIIL KULUL yacni inay gabadha isa soo carfiso oo soo uumiso kana muuqato dareen (baahi)

    ReplyDelete
  2. Naasaha waaweyn ayaa dareen badan ayaan filayaa maxaa yeelay naagaha leh naaso waaweyn aad bay u kacsadaan

    ReplyDelete
  3. naag naaso weyn leh oo futo weyn ku taal
    yaa heli karo lol

    ReplyDelete
  4. Anonymous11/18/2010

    war waa waalantihiin hadaad rabtan inaad ogaataan micnaha raaxeeysiga u aada hablaha caataha ah khaasatan kuwa da'da yar maxaa yeelay iyagaa hab kasta ku dheereeyay
    lolzzzzzzzzzzzzzzzz

    ReplyDelete
  5. Anonymous11/21/2010

    naaga naasaha waaweyn ayaa fiican

    ReplyDelete
  6. Anonymous11/22/2010

    siil ma la leefi karaa ?

    ReplyDelete
  7. Naasaha dhacay iyo kuwa taagan kuwe raxeysiga ku macaan ragiina guursaday?

    ReplyDelete
  8. Anonymous11/24/2010

    noooo ofcourse waa kiraahyo xaaraan ma ahan lkn waa makruuh

    ReplyDelete
  9. Anonymous11/25/2010

    waxaa kumacaam kuwa dhacey maxaa yeelay saad doonto ayaad yeelikadhaa

    ReplyDelete
  10. Anonymous11/26/2010

    waxa aad u fiican ku taagan waayo adigoon taaban ayey dareen kugu abuuri karaan

    ReplyDelete
  11. Anonymous11/26/2010

    wa la isku khilafsanyahay in la leefi karo ama lajaqi karo siilka gabadha, culimada qaar waxey qabaan in laga wanagsanyahay in laleefo siilka iyo faruuryihiisa, qaar kalena waxey leeyihin gabadha xaskaaga ah wad ku raxeysankarrtaa meel kasta marka laga reebo galmadada gadaale,iyo xiliga dhiiga ey qabto oo siilka loga tago, marka kuwas waxey leyihin wa la jaqi karaa siilka gabadha.
    hadii gabadha ey ka shaqeyso siilkeeda oy nadiifiso oy carfiso cudurna eysan qabin dhib male in la leefo dhib male sas bey ila tahay wana mahadsantihiin

    ReplyDelete
  12. walaal naasaha waxa ugu raaxo badan kuwa waweyn lkn fadhigana uweyn si aaney sahal ugu dhicin,ibtoodana ey weyntahay.

    ReplyDelete
  13. Anonymous11/27/2010

    waxan idin weydiinaa marka ninka guskiisa kacsado uu nagtisa wasi rabo, adeeg see ah ayuu noqdaa issharaxa adinkoo raali ah?

    ReplyDelete
  14. Anonymous11/28/2010

    ninka markuu kacsado uu xaskiisa wasi rabo dabcan guskiisa adeeg buu noqdaa laakin qasab maahan inuu bir noqdo,waliba hadey gabadha bikro jabsantahay oo siilka afkisa uusan xirneyn.
    laakin siigada oo aad loo badsado waxey keentaa inuu guska xoogaa jilco oo u sifiican uqancin waayo xaaska.
    naagahana guska aadka u adag ayey ka helaan oo xanuujiya xiliga wasmada.

    ReplyDelete
  15. Anonymous11/29/2010

    maxay dumarka ku kacsadaan??

    ReplyDelete
  16. Anonymous11/29/2010

    maxay dumarka ku kacsadaan

    ReplyDelete
  17. Anonymous12/12/2010

    Naagtada miyey isku ruxi karta guskaga intey kugu dul farisato adigana ad jiiftid

    ReplyDelete
  18. Naagta qaab kasta waa loogu tagi karaa fadhi jiif dhinac foorarsi waxaa shardi ah in farjiga laga geliyo (siilka) haddii kore ay kaa marto wax dhib ma laha

    ReplyDelete
  19. Anonymous12/13/2010

    naaska maxa lagu tala galay dareen kascsi abuuris mise ilmaha in laga quudiyo

    ReplyDelete
  20. Anonymous1/18/2011

    galmada naasaha waxaa lagu samayn karaa naag naaso waaweyn leh, inta ay saliid ama kareem mariso oo ay ku dhejiso kaddib ninka bahalkiisa wuxuu dhexgelinayaa labada naas dhexdooda, aad bay u raaxao badantahay xaaskaaga haddii ay naaso weyn leedahay waxaa tahay lucky !!

    ReplyDelete
  21. Anonymous2/06/2011

    Walal siden ku garta inan bikro ahay calamado ishega plz?

    ReplyDelete
  22. Gabar bikro ah, la mid ma aha gabar furan, astaanta ugu weyn lagu garto inaad bikro tahay waxaa weeye inaadan weligaada galmo samayn

    ReplyDelete
  23. Haddii Alle idmo waxaan soo qoraynaa noocyada bikrada ay u qaybsanto

    ReplyDelete
  24. Anonymous2/08/2011

    asc naagtaada hadii ay naaso waa wayntahay makawasi kartaa sharciyan inta ay iskusooqabato maladhexgalin kartaa wax dhib ah maleedahay shareecada?

    ReplyDelete
  25. Haa xaaskaaga naasaheeda waad dhexgelin kartaa, farjiga oo kale ayay noqonayaan marka la isku dhejiyo siiba naasaha waaweyn

    ReplyDelete
  26. Anonymous2/23/2011

    waa maxay raaxadu?

    ReplyDelete
  27. Anonymous6/15/2011

    aniga waxay ilatahay qofku xaaskisa siduu rabo ayuu kayeelikara. anigu xaaskayga hadii aan ucarabinayn ma anigaaba laraxaystay teedakale gabdhaha hada jira waxay rabaan nin siilka ucarabinaya.

    ReplyDelete
  28. Anonymous6/21/2011

    naag dheer iyo mid gaaban ama mid buuran iyo mid caato ah tee ku wanaagsan raaxada waqtiga dheesha .? Hada ayan baadi goob ahaye

    ReplyDelete
  29. Anonymous6/22/2011

    ASC? RG malabka seban u isticmali kara hadii aan rabo kacsi sa'iid ah.mahadsantihin

    ReplyDelete
  30. malabka waa la cabbayaa ama rooti iwm ayaa lagu cunayaa

    ReplyDelete
  31. Anonymous6/25/2011

    asc waxaad ii sheegtaan idinkoo raali ah naasaha sida lo adkeyo. mahadsanidiin

    ReplyDelete
  32. Anonymous8/19/2011

    asc walaal waxan ahay wiil yar oo wali guur somarin lkn hal dhib aya ihayo haga segada waxan segesanaye 9 sano waxan rabay ina isga goyo lkn wan isga go i waye walaal ide isga celi gara dhib wen ayan gaqaba

    ReplyDelete
  33. waxaad isaga goyn kartaa seegada

    1- inaad Alle ka cabsato
    2- inaad xusuusato dhibka ay leedahay mustaqbalka
    3- inaad quraan si fiican u kahrisato
    4- inaadan noqon keligaa
    5- inaadan musqusha ku soo daahin
    6-in aad iska ilaaliso fiirinta naagaha sawirada qaaqaawan

    ReplyDelete
  34. Anonymous8/19/2011

    Walal su,aal baan qabaa;

    1: hadii xaaskayga ay tahay qof nadiif ah ma u carrabayn karaa siilka??
    2: anigana hadii aan ahay qof nadiif ah ma ii nuugu kartaa guska??

    faddlan jawaab iga soo siiya waa arin muhiima.

    ReplyDelete
  35. mar hore ayaan sheegnay in la isku haysto mas'aladan laakin waxaad ka baari kartaa bloggan raaxada guurka

    ReplyDelete
  36. Anonymous8/21/2011

    Kkkkkk Waa runta sxb sadeexdaasba waa iney kulul yihiin

    ReplyDelete
  37. Anonymous10/02/2011

    aqyaareey waad mahdsantihiin arinta ah nuugista wax daliil ah looma hayo inta abdana waa laga gabsaday taa sida galada ay isugu nugto maahane muslimiintu waxas waa laga ficanyahay mahadsanidiin

    ReplyDelete
  38. Anonymous11/09/2011

    waxaan ahay nin jira 35 jira waxaan jecelahey in dabada layga waso iskama goynkaro waxaan is arkayaa anigoo raga u yeedhanaya iney i wasaan biyahana igu shubaan si aan u nafiso , hadabo sideen isaga deyn karaa walalayaal ila soo taliya

    ReplyDelete
  39. Falkan nin inuu nin kale u tago waa dembi aad u weyn waxaa lagu halaagay Nabi luud عليه السلام dadkiisa marka waxaad u towbad keentaa Allaha ku buuray mar dambe ha u noqonin masaajidka u badnow la saaxiib dad fiican meesha aad degantahay ka guur haddii aad awoodo markastana Alle ka baryi inuu ku hanuuniyo, haddii aad ku sii socoto falkan waxaa laga yaabaa inaad naar ku gasho

    ReplyDelete
  40. Anonymous11/09/2011

    kkkkkkkkkkkkkkkkk yaaab kkkkkkkkkkkk wax lagu hadlo ma ahan yaab adunyo jogow maxaa aragti ku laban kkkkkkk ilahow na ceynso adun musiibo ayaa ka soo socotoday ilaahow na bad baadi ilaahow magantaa ilaw magantaa subaxaana alaah ilahow na bad baadi nin nin u tagay aaaa ilahow adigaan magan taada nahay inaali laahi wa inaa ileyhi raajicuun

    ReplyDelete
  41. Anonymous11/23/2011

    aaduunyada inta uu qodku noolyahay wax kasta waa la filan karaa aniga waxa aiga yaabshay nin dhahay waxaan u tagay ama u galmooday nin kale allaah subxanu watcalaa yaaka magan galanya fidnadaas alle ha loo noqdo oo towbada hala badiyo subxanalaah

    ReplyDelete
  42. Anonymous11/23/2011

    walaal haddi ee xaaskeeyga uur yar ama uur weyn ee tahay ma u galmon karaa mala seexan karaa haddi naaga uur tahay ma loo galmon karaa

    ReplyDelete
  43. xaaskaaga uur haddii ay leedahay oo yar saad rabto ayaad ugu galmoon kartaa, laakin marka ay gaarto 7 bilood iyo wixii ka korreeya waxaa la rabaa inaad taxdarto aayar ugu galmoodtid marka ay 9 bilood gaarto waxaa fiican inaadan wada gelinin oo aadad si xoog u ruxun

    ReplyDelete
  44. Anonymous12/02/2011

    anigu walaalayaal dhibaan isku arkay naagtayduna way igu nacday markaan naagtayda u tago hadaan hal game ciyaaro waan ka niyad jabayaa fadlan wllaalayaal jawaab iga siiya maxay ila tahay ma dhaqtar baan utagaa fadlan jawaab dagdagaan idinka sugayaa hadii ay tahay waxani xanuun ama waxkale

    ReplyDelete
  45. hal galmo ka badan haddaan samayn karin dhib ma laha, keliya badso cuntada nafaqada leh sida caanaha kalluunka hilibka ukunta

    ReplyDelete
  46. Anonymous12/16/2011

    hal galmo ka badan hadaadan samayn karin waxa jira waxyaalo badan oo aad samayn kartid waxad samayn kartaa markaad gaalmada koowaad dhamaysato qubayso hadaadan awoodi karin istijayso hadaad saaas samayso waxad isku arki dontaa isbedel kii hore ka badan isticmaala waxyalaha nafaqada leh

    ReplyDelete
  47. Anonymous12/17/2011

    MAHADSANIDIIN WALAALAYAAL HADII ALLE IDMO WAAN ISKU DAYAYAA

    ReplyDelete
  48. Anonymous12/17/2011

    walal siigada ma kentaa nabro wajiga ka sobaxo iyo seden isaga ba bin karaa nabrahasi hada siigada wan iska jojiyey alan iguma ciliyo marka walal isku daya in jawab isisan bahada r/g

    ReplyDelete
  49. nabraha wejiga waxaa ka yimaadaan jirro ee siigada ma keento, siigada sida loo joojiyo in badan ayaan ka soo hadalnay

    ReplyDelete
  50. Anonymous12/21/2011

    walalalayaal waxad ii cadaysaan gudniinka noocee ugu wanaagsan ,,, maxaase lagu gartaa dumarka nooca ay yihiin ,,, hadaadan weli guursan iyaduna kaa qariso markaad waydiiso noocay u gudantahay

    ReplyDelete
  51. Anonymous12/21/2011

    waxan ahay gabadh la qabin sheekadana wan ka yabay
    lkn inan akhristo may haboon tahay

    ReplyDelete
  52. gudniinka oo wax yar laga goynaya kintirka ayaa fiican, lama ogaan karo naag sida ay u gudan tahay astaan lagu garto ma jirto

    ReplyDelete
  53. meeshan waxaa loogu talagalay qof raba inuu aqoon ka helo xiriirka ninka iyo naagta is qaba, haddii ay ku dhibayaan ha soo galin

    ReplyDelete
  54. Anonymous12/22/2011

    walal waxan ku wadin laha hadi u qaraxda wajigeyga qabato waxa ka so boxo nabro qar yar yar iyo waynba isugu jiro walal marka waxn jeclan laha in ad i shegto dhibatada i heysata wad madsantihiin

    ReplyDelete
  55. wejiga qorraxda marka ay dhibayso waxaa sababi kara in aad adeegsatay daawada la isku caddeeyo iwm

    ReplyDelete
  56. Anonymous12/23/2011

    maya walal waxan ma adegsadi waxan ahay rag marka malaga yaba in ay wajiga saliida igaga badantahay mahadsanid

    ReplyDelete
  57. Anonymous12/27/2011

    WAD SALAN TAHIIN BAHDA RAXAD KUURKA

    ReplyDelete
  58. Anonymous12/31/2011

    asc bahda raaxada guurka waa idi salaamay waadna ku mahadsantihiin arimaha aad ka soo hadasheen aadbaa uga helay ilaahay imaanka hanagu sugo aamiin balse waxyaabaha laga hadlayo hasoo turxaan bixiyo mida kale ninki raba inu nagtisa uleefo ama ayadu u dhuqco arimihiisa yuusan bablik la iman sababtu waxay tahay sil la leefo dhaqan islam ma aha waxa looga dayanayaa reer galbeed aniga ilama wanagsana walaalayaal waad mahadsantihiin

    ReplyDelete
  59. Anonymous1/05/2012

    asc websitkan aad buu u mahadsan yahay, waxaan qabaa suaal aan rabo inaad iiga jawaabto hadaad awoodo u suaalahan lagu weydiiyay ka yar duwan,, walaal waxaan qof dumar nin baan3 sano ka hor is guursanay anoo garooba oo caruur hore watay, ninkii gabar baan u dhalay isna caruur kale wuu haystay,, isku dar sagaal varuura baan haysanaa laakiin gabadhaas baa naga dhaxaysa oo 2 jir iminka uguna yar reerka,, da'daydana waa afartan iminka wuxuu jeclaystay inaan caruur kale isku sii dhalno, xiligan da'daana qofka dumara way adag tahay sida ay ila tahay inay uur yeelato,,suaashayda waa ma dhici kartaa inay jiraan wax saacidi kara dumarka da'daas uur ku yeelan karaan? anigu alxamudililaahi waan ku faraxanahay ubadka inta ilaah i siiyay,, balse isagii baa jeclystay in awlaad kale aan sii dhalno waana la waaweyn yahay,, walaal jawaab i soo sii hadaad awoodo,,

    ReplyDelete
  60. Anonymous1/06/2012

    asc suaal baan qabaa

    ReplyDelete
  61. walaal 40 sano dumarka way ku dhalaan dumarka badankooda waxay dhalmada joojiyaan 45 ilaa 55 marka haddii ay caadada ku imaanayso weli waxaad leedahay rajo inaad dhasho waxaad ku dadaashaa cunto nafaqo leh sida malabka ukunta hilibka kalluunka iwm. waxaad ogaataa wax kasta waa qadar haddii Alle kugu soo talagalo waad dhalaysaa Allana baryi

    ReplyDelete
  62. Anonymous1/06/2012

    asc..waad ku mahadsantihiin bogaan,, walaal suaal yar baan qabaa oo ka yar duwan mawduucan meesha ku qoran.. aniga iyo ninkayga waxaan aad ugu faraxsanahay gogosheena wuxuuna aad iigu qancinayaa sariirta taasoo aad u dareemo rtaaxadiisa ,, udo waan is qabnay awlaadna waan isu leenahay,, waad garan kartaa guryaha yurub qololkooda waa isku dhawyihiin caruur xoogaa leegna waanleenahay,, markaa walaal xilliga raaxada waan is yar caburiyaa si aan lay maqal riinka iyo codka iga bixi lahaa xiliga raaxada ii socoto ,, isna wuxuu i yiraahdaa ha is cabudhin oo si xor u raaxayso,, iscabudhin aan isaga ka xishoonayo igama aha,, ee waxaan rabin in codkayga banaanka u baxo,, maqaala dhawra oo meeshan ka aqriyayna waxaan ka arkay in qaylada iyo guuxa xiliga raaxada labada qofo dareen saaida iyo kalgacayl.. waa sax.. laakiin waa ay yar adag tahay marka caruur wax fahmaya guriga ku nool yahay,, laakiin aad baanu isugu faraxsanahnay oo makala xiisno,, markaa ma laga yaabaaa in iscabudhintaa xiliga raaxada inuu dhibaato nafsiyan ka dhaxdhasho?? bal faahfaahin ma i siin kartaa sidaan xal u heli lahaa oo si xoroyad ugu raaxaysan lahaa??

    ReplyDelete
  63. waxaa laga rabaa ninka iyo xaaskiisa marka ay galmo smaynayaan in ay codkooda hoos u dhigaan haddii meesha ay ku smaynayaan laga ag dhow yahay, ilmaha haddii ay wax fahmayaan lama rabo inay maqlaan qayladiina, taasna ma keento in jacaylkiina hoos u dhaco maxaayeelay danta ayaa idinku kalliftay marka aad heshaan meel munaasib ah wax dhib ma laha in aad codkiina kor u qaadaan

    ReplyDelete
  64. Anonymous1/15/2012

    asc walal waxaan ahay gabadh dhalin yaro ah oo ku nool wadanadan qurbaha qaasatan yurub waxaan jiraa 18 sano wax naaso ahna ma lihi oo wax yar ka ahayn teeda kale caato ayaan ahay 40 kg ayaan ahay marka maxaaa iga saacidi kara oo ii isticmaali karaa naasaha iyo miisanka .waa mahadsantihiin

    ReplyDelete
  65. naaska inuusan soo bixin waxay noqon kartaa dhowr sabab mid ka mid ah

    1- dhaxal famileed uu yahay, in ay kaaga timid dhanka hooyo ama ayeeyo
    2-hormoonaadka jirka inay si sax ah u shaqaynin taas waxaad ku ogaan kartaa inaad isbaarto
    3- in jirro ay jirto oo raabi haysa soo bixidda naaska

    laakin inta badan marka gabadha la guursado oo ay uur bixiso waa ay soo baxayaan

    ReplyDelete
  66. Anonymous1/16/2012

    slc walaal waxaan doonayaa inaan iga jawaabtaan su aashayda oo ah ma keeni kartaa wax cudura ah isticmaalka gacantu macnaha siikadu maxayse diintu kaqabtaa ?????
    waad mahadsantihiin

    ReplyDelete
  67. seegada ama (siigada) culimada badanooda waxay u arkeen inay xaaraan tahay, caafimaad ahaan marka aad badsato bahalka ayaa kaa daciifaya indha arggooda ayaa kaa yaraanaya iyo waxyaalo fara badan

    ReplyDelete
  68. Anonymous1/18/2012

    salamu caleykum walalayaan waxan ahay wiil somaliyeed oo xaasleh truck ayan wadaa bil ayan ka maqanahay xaaskeyga marka aad ayan u siigeystaa maxan sameyaa mararka arkod anoo shaqeynaya ayan istaa gaa si an u siigeysto malinti 3 jeer ayaan siigeystaa maxan sameyaa icawiya

    ReplyDelete
  69. walaal sabar inta aad uga soo laabanaysid xaaskaaga seegada maxaa kuu geeyey nin xaas leh baad tahay Alle maa ku mahadisid, wax kale isku mashquuli ama shqo kale raadso oo xaaskaaga marwalba aad kula kulmi kartid

    ReplyDelete
  70. Anonymous1/29/2012

    sxb aadbaad u mahadsan tihiin macluumaadka aan bulshada siinaysaan..
    su'aashaydu waa... waxaan mar mar isticmaalaa Viagra si aan xaaskayga in badan u qanciyo, kolkaa waxaan hawsha wadi karaa mudo dheer ilaa saacad markay iyadu laba jeer biyo baxdo ka dib ma garan karo inay raaxaysanayso iyo inay aniga kaliya ii raaxaynayo ,, intee in le'eg ayaa ugu badnaan naaguhu raaxaysan karaan.

    ReplyDelete
  71. Anonymous1/29/2012

    Walaale isku day inaad wax yaabo kale isku mashquulisid

    ReplyDelete
  72. sxb naagta ayay ku xirantahay naago waxaa jira 2 jeer wax ka badan biyabbaxo marka waad dareemi kartaa inay raaxaysanayso iyo in kale si ay howsha kula wado ayaad ka fahmi kartaa

    ReplyDelete
  73. Anonymous1/29/2012

    as wr wb aad baan ugu bogay bogan waanad ku mahad san tahay walaal su,aal ayan qaba hadii ninka ragga ah ay ku taalo bawaasiir ku xumaatay ma dhali karaa ilmo ama se sidee ayey noqon kartaa heerka kacsigiisu??????????????

    ReplyDelete
  74. Anonymous1/29/2012

    asc walaal waxaan aad uku baahnaan lahaa in aad ii sharaxdid hal su aal oo ah markaan dhiiga caadada qabo ee ii tahay maalinta todobaad wali dhiig ayaa i ga soconayo oo yar xadiith yadana waxaan ka dhageestay in la dhahay maalinta todobaad waa in aad ka qubeesataa laakiin aniga waxeey noqoneesaa in aan ka qubeesto maalinta sideedaad marka waxaan ku weediin lahaa macilad ayaa iheesata mise waa caadi jasaakalaah qeyr

    ReplyDelete
  75. baabasiirka shaqo kuma laha dhalmada iskuma xirna

    ReplyDelete
  76. walaal dhiigga xaydka kan ugu badan waa shan iyo toban maalin marka ha qubaysanin ilaa dhiigga kaa istaagayo, haddii uu kaa istaagi waayo ilaa 15 maalmood markaas qubayso ma aha 15 maalmood wixii ka dambeeya xayd

    ReplyDelete
  77. Anonymous1/31/2012

    asc/markaad dhametsataan kadib,iskaseexo,subixii uri guskaada & qoorahaada,haddii ay kuucarfaan,...markaas ayaad ogaankartaa in laleefi karo siilka & inkale,taasine waa dhabtii,looguma talagelin sidaas ee meel waliba waxii loogutalagay halageliyo,jazaakullaahu kheyraa.hadii ay gabar yar tahay,kintirkane aad kaleeftid waaba lagaratay,hooya caruur dhashay,wey ogtahay waxaa kaaraacidoona haddii aad Afka iyo Sanka aad gelisid.....mardambane kaayeelimeyso dhunkasho oo waxeyb ogtahay waxaadsameysay,Afkaada waa uraayaa ayey kuleedahay,waxaad doontaba sheekmcay ayaa kuudambeeya,ee kushqeyso Guska,halka loogutalagay,waaa haddii aad ragg tahay,haddii,waxbaan leefayaa kuhay,kkkkkkk

    ReplyDelete
  78. Anonymous1/31/2012

    as wr walaal ilaahay hakaa abaal mariyo wax badan baad noo waa daxiseen waxaan ku waydiin lahaa walaalo 50 bawaasiir qaba wax ma dhali karaa ilaa sddex sano wax maan dhalin nina waan ahay jazakkallah

    ReplyDelete
  79. dhalmo iyo bawaasiir iskuma xirna waa dhali karaa ruuxa babaasiirka qaba ilmo

    ReplyDelete
  80. Anonymous2/03/2012

    RG Said,Nin fiican ayaadtahay,kheyr Allahakusiiyo

    ReplyDelete
  81. walaal xilig galmada goor maa oo gu fiican ?

    ReplyDelete
  82. walaal xiliga galmada goor maa oogu fiican?

    ReplyDelete
  83. waxaa ugu fiican salaadda subaxa kaddib

    ReplyDelete
  84. Anonymous2/05/2012

    laakiin dad aqoon uleh arimahaan ayaan ka maqlay in dumarku jecelyihiin galmada marka dhiigooda kululyahay sida duhurtii ama barqadii taas kawaran dumarka ma lawaydiiyay?

    aniga nin xaasleh ayaan ahay waxaana ay iigu baxdaa marka kulayl uusan jirin balse dhiigayga diiranyahay sida fiidka hore habeenkii ama barqadii 8 ama 9 subaxdii

    ReplyDelete
  85. waa sax dumarka duhurka ayay ka helaan laakin waqtiga salaadda subaxa kaddib galmada aad ayaa loo dheerayn karaa nafsi ahaan jawiga waadegan yahay firfircooni ayaa jirta haddii istiin la helo naagta waa la kicin karaa ee kuma koobna waqtiga duhurka

    ReplyDelete
  86. Anonymous2/06/2012

    Asc...walal maxaa kena inusan guska kicin intad istinka kujirta balse ukaca markad galisid?

    ReplyDelete
  87. taas waxay u noqonaysaa maskaxda waxaa laga yaabaa inaadan ku qanacsanayn naagta jirkeeda, waayo ruuxa marka uu ka helayo naagta jirkeeda aragti keliya ayuu ku kacsanayaa, marka dhib ah kuma haysto maadaama marka aad geliso uu kuu kacayo

    ReplyDelete
  88. Kkkkkk,ceeb mahoo waxaan aad shaaca ka qaadeen,inuu Astur yahe guurka ayaan ogeene,ma in pablic looga hadlo ayee maree Wlh waa nasiib xumo ALLAAH idiin hanuunsho, koley waxaat ceeb u taqaan qofbay camalkiis tahe,maxuma meshiina ka sii wada, ,

    ReplyDelete
  89. Kkkkkk Zaara ilaa hada Wax xun lama Sheegin mahoo waxaa laga hadlay Wax aad iyo aad u wanaag san ilaa hada guurka raaxada Aa lagu jiraa

    ReplyDelete
  90. Qofaan ogeen miyaa jiro in leesguursado oo labarooyo ?ama iskuul loogalo oo laga barto guuurka ayuu noqdey bagekaan, Allaah waxuu ina amary qofka haduu xishooneenin waxuu rabo ha ku hadlo,marka qoladaan ka hadashe arimahaan malaha xishoodki ayaa tage, walciyaaduBLLAAH,

    ReplyDelete
  91. Ninka naagtiisa waxee utahe Astur asagane waxoo u yahe Astur, Allaah ayaana isku beere in ay guur xalaal ah ku midoobaan, marka Haduu mid kamid ah ka hadlo waxyalahi Allaah iskugu tala gale inuu ka shekeeyo waxee la mid tahe ayagoo sidi sheydaanka oo kale wadada ku kulmeen, maxayele Asturaadi dhan ayuu banaaka keene Amaanadi ayuu dayace dadki kale ayuu uga warame,waxasne waa ceeb,runti,

    ReplyDelete
  92. sister hadafow, waa iska baraarujin iyo wacyi galin. galmada iyo naaska allah qur'aankiisa wuu ku sheegay. diintana xishood malha , haweyn ayaa rasuulka u timid waxey ku tiri rasuul allow ninkeyga bahalkiisa waa sida marada ,(hami malaha aya laga wadaa) allah waxuu leeyahay dumarkiina utaga waa beertiina sida aad doontaan ,lkn meesha lagugu talagalay in aad abaarto... qofka sameeyey webkaan , waxuu ugu talagalay dhanka kheyrka , waxyaalo badan ayuu kahadlaa adiga aya la socon, ama webkooda tag waad ku arkeysaa waxii horey u soo qoreyn... diintana xishood malaha.. waxkasta mugdi ku jira in la isku sheego aya fiican.. waxii uu qalad soo qoro webkaan waa lagu radinayaa , waxii fiican uu soo qoro waa la qaadanayaa.. sister waan kusalaamay...

    ReplyDelete
  93. Akhyarey gabadha wa idin ka saxantahay meel munasib ku ah ma aha in loga hadlo arimahan o kale marka ka xishoda gabadha ma aha dinta sida ad rabtan in ad u adegsatan guys marka wixi ka hara la idin dhaho ka hara o maqla walashin waxa ay idin kaga digeyso

    ReplyDelete
  94. Hadi ad nasib u yalaten raxada u gurka leyahay ma aha in ad puplic dhexdisa kaga falotan wixi ad arakten akhyarta marka akhyarey nagadaya qarasta ha nagu kicinine wax naloga shekeyay ma rabne indhahanaga in an ku arakno nimcada gurka an rabnaye hadi alle u no calfo

    ReplyDelete
  95. Anonymous2/08/2012

    Asc...walal wan seegeysan jiray lkn hada wan jojiyay marka hadan damco inan galmo sameya wax dib ah mai iman karan danka kacsiga because waxan maqlay raga seegadha sameya iney kacsan karin waqtiga galmadha??....mahadsanid

    ReplyDelete
  96. seegadada haddaad ka fugaato waxwalba sida la rabay ayay ku soo noqonayaan

    ReplyDelete
  97. Anonymous2/12/2012

    WAXAAN AHAY NIN AAN LA GUDIN (YACNII MARKII LA GUDAY KADIB KUSOO LAABATAY)CIDINA AANAY OGAYN ALLE IYO ANIGA MOOYAANE
    MAXAY DIINTU KA QABTAA?
    SAAMAYN MAKUYEELANAYAA CAAFIMAADKAYGA IYO XILIGA GALMADABA?
    HADIISE XAASKAYGU OGAATO MAXAA DHICI KARA?

    TALO LAHELYAABA XAL LA HEL.

    ReplyDelete
  98. Anonymous2/12/2012

    NIN HADII AAN LA GUDIN (YACNII KUOO NOQOTAY KADIB MARKII LAGUDAY) DADKANA INAY OGAADAAN KA BAQAAYA
    DIINTU MAXAY KAQABTAA?
    CAAFIMAADKIISA IYO XILIGA GALMADA SAAMAYN MAKUYEELANKARTAA?
    DUMARKU SIDEY U ARKAAN NINKAAN GUDNAYN?

    ReplyDelete
  99. walaal saad sheegtay inta lagu guday ayay haddana beejadada kugu soo noqotay, goorma lagu guday ? beejada kugu soo noqotay wax yar miyaa ama waa wax weyn ? bahalka madaxiisa ma muuqdaa isagoon kacsanayn ?

    ReplyDelete
  100. Anonymous2/16/2012

    salaam dhamaan akhyaarta waxaan arkay sxbo badan oo warwar ku hayo qoodhaha size kiisa markaaa bal noo sheega qoodhaha inteebuu leekadaa se macno maw sameesaa naagaha

    ReplyDelete
  101. qoodhaha aadka u weyn ma ficno kuwa aadka u yarna ma ficno, qoodhaha kacsiga ayay la xiriiran yaraantooda iyo weynaantooda kacsiga ma saameeyaan laakin haddii cudur iyaga ku dhaco ayaa waxaa ay saameeyaan dareenka kacsiga

    ReplyDelete
  102. Anonymous2/20/2012

    haa xisaabtaan waa arin aan hada fahmey mahadsanidin bahda RG

    ReplyDelete
  103. Anonymous3/08/2012

    asc walalayaal salaan kadib waxaan rabaa in la iiga talo bixiyo dhowr arimodd 1.marka ay biyuhu igudahaan oo ayna laba isbuc iga imaanin waxaa ixanuna ubacuda xaninyaha iyo waliba guska walina xanuun za,id ah mararka qaarna ee kaadinayo oo aan yaradagdagayo kaadida kadib waxaan iyadana dareemayaa xanun 2.waxaan isku arkay riyo badan oo dhinaca biya baxa ah waxaa lagayaabaa hal habeen inaan labajeer biyo baxo hadana isbuucii uguyaran 3jeer ayaan biyo baxaa ok waxaan idinkarabaa talo akhyaarey

    ReplyDelete
  104. xanuunka xiniinyaha inta badan wuxuu ka dhashaa kacsiga daran iska ilaali inaad iskiciso, waxaan kula talin lahaa inaad guursato, haddii aadan awoodin iska soon cuntada iska yareey

    ReplyDelete
  105. Anonymous3/12/2012

    ascm walala waxaan rabaa on la iga jaahil bixiyo sideen ku ogaan karaa in aan bikro ahay iyo in kale anigoon nin u tagin ama dhaqtar laxariirin kaligeey miyan ogaan karaa?

    ReplyDelete
  106. Anonymous3/12/2012

    kkkkkkk

    ReplyDelete
  107. way fududahay gabadha bikrada waxaa lagu ogaan karaa waxba ma galayo haddii lagu riixo way xanuunsanaysaa

    ReplyDelete
  108. Anonymous8/08/2012

    walal seegada bikrinimadayda may jabin karta

    ReplyDelete
  109. Anonymous8/08/2012

    walal seegada bikrinimadayda may jabin karta

    ReplyDelete
  110. haa haddii faraha la adeegsanayo way jabinkartaa bikaarada

    ReplyDelete
  111. Anonymous8/10/2012

    wllo waxaa ahay wiil dhalin yaro ah wali maan guursan seegada bari ayaan samayn jiray waqti intee leeg ayeey igu qaadanaysaa inaan kasoo kabto mise sidaan u noqan karaa qof dareen badan mise wllo adoo mahadsan ii soo jawaaba fadlan plz

    ReplyDelete
  112. Anonymous8/21/2012

    walaal waxaan doonaya inaan guursado e naag nooceeya ayaad igula talin lahayd inaan guursado mahad sanid.

    ReplyDelete
  113. Anonymous8/23/2012

    Sxb waqtiga dheer aad biyo bixin micnaha kalmada markaa sameeyneyso ilaaa 30 daqiiqo ka dib eey ka imanayo xaaskadane intaas eeeydhibsaneeyso mala soo yareen kara waqtigaas dheer

    ReplyDelete
  114. biyaha haddii aad rabto inaad dhaqsi isaga keentid waxaad samaysaa galmada foorarka naasahana salsalaax adigoo galmada wada ninyadda raaxada ku hay

    ReplyDelete
  115. Anonymous8/24/2012

    RG maxaa dhacay wax cusub aya mahan maleh...

    ReplyDelete
  116. Anonymous12/14/2012

    gabar 26 jir ah ban ahay xiliga caadada waxan isku arkay dareen badan oon u baahdo galmo dareen oo xiliga kale iga daran,, maxaa igu keenay waxaas maxaanse ka samayn karaa

    ReplyDelete
  117. naagaha qaar xiliga dhiiga u jooga ayay aad u kacsadaan waa caadi kaliya iska ilaali inaad ninka ku rido galmada

    ReplyDelete
  118. Anonymous12/23/2012

    walal waxan ahay gabar dhalinyara 23 jir ah waxan xaas ahay 4sano ninkayga kama helo galmo mana ihi naag xun wajibkayga waan ka sobaxa waxa dhacda mararka qaar in uusan mudo i galmoon aniga waan u banahay si kasta aan ula hadlay wax natiija ah kama helin waa is badala ayuu dhahay mana is badalayo ma naag kale ayuu qabaa mase waa caadi in ninka uu intaas naag mugaado aniga waa ninki igu horeeyay wax talo ah ma i siin kartaan

    ReplyDelete
    Replies
    1. Anonymous9/09/2014

      ma kacsadaa ma hubisay raganimadiisa ... kkkk, xatta haddu naag kale qabo wuu ku damci lahaa hadduu wax isku ogyahay

      Delete
  119. Anonymous12/25/2012

    asm walaaalayaal waxaan qabaa su,aal 1waxaan raaxo dareemaa marka ninkeeyga biyahiis aan dareemo? tan labaad waxaa igu adag sida aay biyo iiga imaadaan? majecli in aan sameeyo galmo habeenkasto ninkeeygana wuu jecelyahay? ila tali maxaan sameeyaa idinkoo raali ah

    ReplyDelete
  120. waxaad isku fahmi kartaan adiga iyo ninkaaga sida aad ka hesho inaad u caddeyso

    ReplyDelete
  121. waxaa jira niman oo aan u bahnayn galmo muddo bil ilaa 3 bilood way dhacdaa, marka waxaa fiican idinka inaad isku afgarataan

    ReplyDelete
  122. Anonymous3/06/2013

    Asc waxaa ahay nin xaskeyga waxes igu qasabta Ina gadal kaga tago maxey dintu ka qabta

    ReplyDelete
  123. Anonymous3/08/2013

    wcs wr
    Akhii gadaal maxaad ka wadaa. Ma xaartada inaad uga tagto mise adoo gadaal ka jooga inaad si caadi ah ugu tagto?

    ReplyDelete
  124. Anonymous3/15/2013

    asc

    aboowe ninkeega meel islama joogno ka dib biyaha farta ayaan iskaga keenaa oo uu iigu raaxeeyaa isna sidoo kale markaa ma iskugu raaxaynkarnaa ta kale danbi miyaa dhibse m iga soo gaadhaysaa

    ReplyDelete
  125. Anonymous3/31/2013

    asc dhaamaan akhyaarta webkaan waxan qabaa su.aal taas o ah waxan ahay gabar dhawaan laguursaday ilaa bil aya layqabaa ninkayga wuxuu itagaa isagoon taaban meel jirkayga kamida ma aqaan meel uu dareenka ka keenoo lakin hada wu kacsanayaa ana xanuun bas uun baan dareemaa markaa ila taliya maxan sameeyaa waan isku dayay in aan ubilaabo hadana uguma baxayso o horay ayuu igaga bilaabayaa xataa shumis iska daa bal talo ayan idinka sugaya talabad ilaa intee in le eg ayay gabadha guurka cusub dareentaa xanuun waxan idinka sugaya jawaab wsc

    ReplyDelete
  126. Anonymous5/27/2013

    walal qabkee ugu fiican inan xaaskayga u fareeyo?





    ReplyDelete
  127. Anonymous8/01/2013

    salaamu calakum wll waxaan idin waydiiyay galmada habkee ugu macaan

    ReplyDelete
  128. Anonymous8/01/2014

    waxan idin weydiinaa bahda r/g sidee leyskaga yareen karaa kacsiga badan iyo sideen u adkeen kara guskega xiliga aan kulan samenayo waayo wuu jilcaa mhdsnd

    ReplyDelete
  129. waxaad kacsiga badan isaga yaryn kartaa inaad ka fogaato wax kastoo dareenka kiciya iyo inaad iska ilaaliso cuntada badan waxaa fiican inaad soonto

    ReplyDelete
  130. Anonymous11/13/2014

    walaal waxaan doonayaa in la iga jawabo hal su aal?
    waan dareen badanahay xasna waan leeyahay waxaan jecalahay marwalaba in laga sheekeeyo galmadada maxaan sameeyaa

    ReplyDelete
  131. Anonymous12/28/2014

    walaal xaaskeyga dareen malahan aad ayey u dhibsataa galmada mudo 4sano ah waa sidan miyaa guursadaa xaas labaad??????

    ReplyDelete
  132. Anonymous12/29/2014

    xaas ayaan leeyahay mudo 4 sano ah dareenkeeda galmada aad ayuu u liitaa walaal talo isii. ma guursadaa xaas kale mise waan sugaa ilaa ay ka gaarto 30 sano. dadku waxay yirahda 30jir ayaa dareemo hesho haddii si xun loo gudey.

    ReplyDelete
  133. asalucaleykum walal wax ahay wiil dhalinyar ah weligayna ma siigaysan lakin waxan daawada filimyada galmadaa dareenkayga waxba kamabedelaan dembi miyay leedahay dawashadodu walalayaal inta igaso jawaba ilaahay kheyr haydin siiye

    ReplyDelete
  134. Daawashada filimada galmada waa denbi taas shaki kuma jiro waa in laga fogaadaa

    ReplyDelete
  135. Anonymous1/14/2015

    aniga waxaan ka helaa naaga naasa waawey

    ReplyDelete
    Replies
    1. Anonymous11/09/2016

      Dee yeelkaa! Kute ''anigu waxa aan ka helaa naagaha naasaha waaweyn''! Kkkkk... Kaftan hadal kuma jiro.

      Waa caadi dee. Waa dookhaaga, walaal.

      Aniga qudh'dhaydu, horta inkasta oo aanan ka helin kuwa sii naasaha waawayn, hablaha naas weynida xiga ee dhexida yara dhaafsan baa aan ka helaa.

      Mahadsanid.

      Delete
  136. Anonymous1/14/2015

    waa sax

    ReplyDelete
  137. Anonymous1/15/2015

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    ReplyDelete
  138. maxaa keena kacsiga badan ama dareenka badan waqtiga caadada kahor ?

    ReplyDelete
  139. naagaha way ku kala duwan yihiin arrinkaas, arrintaas waxay u noqonaysaa isbaddalka hormuunka naagta xilliga caadada ka hor

    ReplyDelete
  140. Anonymous1/21/2015

    walal waxad iiga jawaabtaa gabadha bikrada ah siilkeeda faraheda midkasta magali kartaa siilka waliba si dhib la aan ah mase la oran karaa hadi ay faraha galayan siilka bikro maahan o hadhowna guska si sahal ah ayuu kugali karaa? fadlan jawab ayan idin kasugayaa. mahadsanidiin.

    ReplyDelete
  141. Naagta bigrada ah faro ma gali karaan, laakin waxaa jira nooc bikaarada ka mid ah oo jiidmo balaastiig oo kale ah way dhici kartaa middaan inay faraha u galaan

    ReplyDelete
  142. Anonymous1/28/2015

    Asc bahda RG xaaskayga habeenkii isugu keen horraysay farta ayaan ku dayay way gali weyday kadib geedka ayaan ku dayay lkn wuu gali waayay waanab ku biya baxay iyagoo biyihii ka qoyanyihiin ayaan hadana farta kudayay lkn wey gashay markaas kulligeed inkastoo ay cariiri ku ahayd marka biyuhu bikarada majabin karaan illa laba habeyn hadaan kudaadiyo farna ugu daro tankale lugaha ayay isku dhajisaa weyna buurantahay marka cariiriga sidaas ayaa keenaysa mala dhihi karaa oi bikro ma ahayn maadaama usan dhiig ka iman anigana aanan aqoon badan ulahayn galmada oo qaabka an u isticmaalayay uu qaldana tankale illaa aan qooyo makaankeeda waxba magalayaan illa hadda xattaa farta lkn markaan qooyo wax walba waa ku cararayaan xattaa habeynkii isugu keen horraysay mahadsanidiin

    ReplyDelete
  143. Shakiga iska daa shardi ma aha dhiig inuu ka soo qulqulo gabadhaha marka la bikaaro jabinayo saan horay u sheegnay bikaarada waa noocyo badan naagahana way ku kala duwan yihiin

    ReplyDelete
  144. Anonymous2/03/2015

    asc wll? wxn ahay wiil dhalanyaro ah oo la dhibtoonaaya siigo.
    wll wxn siigeestaa bishii 2jeer waa sanadahaan dambe wxi ka hooreye week walba ayan siigeesan jiray.
    wxn isku dayey inaan iska dhaafo but i can't wlh!! dhibaato badan ayan kala kulmay xaga taranka oo i jilcay iyo
    biyaha oo dhaqso iga yimaada iyo xasuusta oo igu yar xitaa dhabar xanuun saa'id ah..
    plz maxaaaan sameeeyaaaa waalaaaaaaaaaalo?????????? ma jiraa wax yaabo lagu adkeeeyo xubinta taranka markuu jilco?????????

    ReplyDelete
  145. SCW walaal waxaa xal kuu noqon kara inaad ka joogsato seegada oo aad iska ilaalisid wixii ku kicin kara, sidaada ayaad ku soo nqonaysaa haddii Alle idmo

    ReplyDelete
  146. Anonymous5/06/2015

    waan idin slamay bahada raaxada guurka, waxaan ahay ahay naag garoob ah oo niman hore soo fureen ka dib waxaa i aroosay nin hada lakin dhibaato ayaa kala kulmay taas oo ah in ay xubintiisa aad u weynthay oo aanan u dulqaadan karin, waxaa i haysa xanuun joogta ah habeenkasta waxa an ka dalbaday furiin lakin wuu ii diiday maxaan sameeyaa........ ta kale naago badan ayuu hore soo aroosay dhamaantood waa ka carareer.

    ReplyDelete
  147. haddii ninkaaga bahalkiisu hadka ka baxsan yahay waxaad samayn kartaan qaab oo labadiinaba aad ku raaxaysan kartaan, intaad furiin ka dalban lahayn waxaa fiican inaad isla fahntaan qaabka galmada adinaga aan dhib kuu kuu keenaynin

    ReplyDelete
  148. Anonymous5/09/2015

    salamu calaykum, aboowe qaabab noocee ah aa la sameyn karaa, inta badan wuu iga dul maraa waana ku dhintay taas iyo mar mar foorar ah.

    ReplyDelete
    Replies
    1. Anonymous6/10/2015

      qaabka korkorku awoodisa o dhan ayuu kugu si daynayaa oo ma kantarooli kartid lkin mid same lugahaaga ka saar garbaha si aad awood ugu yelato inaad dib iska celin karto, hadad u bahantay qabab kale badan o anan halkan kuso qori karayn sawiraan ayaan kugu so diri kara e ila so xidhidh insha allh

      Delete
  149. ninka marka uu galiyo bahlkiisa farjiga naagta wuxuu rabaa dhamaan inuu wada galiyo waayo si uu u u helo raaxo badan, marka haddii bahalkiisu aad u weyn yahay oo aysan suurtagalayinin inuu wada geliyo waxaa la samayn karaa cajaraha in laysku qabto ayuu markaa farjiga galiyanayaa laakin naagta waa inay buuran tahay si bahalkiisa ugu dhex dhumo hilibkeeda ama waxay u seexanaysaa calool calool dhamarkeeda ayuu ku kor seexanayaa marsaa ayuu farjiga gadaal ka soo galinayaa sidoo kale haddii ay buuran tahay ama baryo weyn ay leedahay ma dareemayso dhererkiisa waayo baryaha ayaa reebaya kulaykoodana ayuu ku raaxaysanayaa

    ReplyDelete
  150. This comment has been removed by the author.

    ReplyDelete
  151. This comment has been removed by the author.

    ReplyDelete
  152. Anonymous5/09/2015

    Asc
    walal waxoo gaa dhib ah ayaa iga haysta xaaskay oo aan qabo labo 2 sanadood
    marrkaan wada galiyo guska xanun bay daremaysaa,ana waan darema in meel ibta hore taabatato,iyaduna waxay odhanaysaa
    macaankii xunun ayuu isu badalayaa way boodaysaa markaan ku cadaadiyo, ana markaan ku cadadiyo ayaan macan daremayaa
    Aad baa umahadsantin
    Maxaan sameeyaa ila tali
    naag kale maguursadaa.

    ReplyDelete
  153. Anonymous5/10/2015

    Walal su aal ayaan idin waydiiyay shalay walli jawaab mahayo,
    Waxaanay ahayd xaaskayga markaan galiyo guska hadaan ku cadaadiyo xunun bay daremaysaa ana waan daremaa in ibta hore meel taabatay waxan is idhaa makaanka miyaa toloy mise iyadaa waxkale ka xunyiin
    maxaan sameeyaa xaaskale maguuradaaa.

    ReplyDelete
  154. mar kasta miyaad dareentaa xanuunkaas ama waa marmar keliya? qaab kasta ma ku dareentaa? jeef foorar fadhi istaag?

    ReplyDelete
    Replies
    1. Anonymous5/11/2015

      Mayee markasta maaha waa markaliya markaan kasareeyo aan lugaheedana soo yara laabo, haday lugaha inyar soo laabto xununbay dareemay saa anoo kasareeya
      ana markay boodo waan dareemayaa in aan ibta hore meel taabsiiyay
      waana habka aan ugu jeclay madaynkaro

      Delete
  155. waxaa fiican inaad qaabka bedeshid oo aysan luga si fiican kor uga qaadin

    ReplyDelete
  156. Anonymous5/12/2015

    waa idin salamay, waxaan ahay naag la qabo mudo labo sano ah ilahay ilmo waa isiiyay lakin dhibta i haysa ayaa ah ninkeyga hore ayu u biyo baxa ani oo wali raaxo
    bogan taas ani waxay inacsiiyay raaxidi oo dhan, nin hore oo i qabi jiray sidaan ma aheyn maxaa ka khaldan ninkaan, inaan dhaqtar aad dhaho wa ka xishoonayaa

    ReplyDelete
  157. ninkaaga haka xishoonin u sheeg wixii aad u baahan tahay xalaal buu kuu yahay guurka waa labis idin asturaya

    ReplyDelete
  158. Anonymous5/15/2015

    waa indin salaamay salaan ka dib waxaan nin dhalin yar ah waxaan guursaday naag garoob ahoo ilmo leh, waxa aan la yaabay naagta oo ilmaha caadi u dhashay o aan lagu qalin hadana marka aad galinayso uu ciriiri yahay, hore garoob wa u soo arkay lakin holof ayuu ahaa lakin tan waa sidii bikradii oo kale marka aad galiso waxaad dareemaysaa cidhiidhi, cidhiidhiga ayaa waxa uu sababayaa in biyaha ay mar mar hore iiga imaadaan, markaa ma caadiyaa in naagaha qaar ay ahaadeen cidhiidhi sida bikrada iyaga oo ilmodhaly xitaa, mise ninkii hore ayaan howsha si fiican u galin

    ReplyDelete
  159. naagaha kacsiga badan bahlkooda aad buu ciriiri u noqonayaa xitaa haddii ay toban dhasho, murqihiisa ayaa soo ururaya bahalka ayuu ku dhegayaa, laakin haddii naagta ay dareen yartahay bahalkeeda waasac ayaad ka dareemaysaa sidaa u ula soco

    ReplyDelete
  160. Anonymous5/17/2015

    Waad mahadsathay wlaal lakin bibiyha iga soo dhaqsanayo m ciriiriga ayaa ugu wacan, hore ayaan naag u soo qabi jiray biyaha waan xajin karay ilaa iyo mudo lakin hada macaansi waalan ayaan dareemaa ka dib dhaqso Ayan ka soo tuuraa
    markaa waan fahmi waayay, mida kale naagta haday hoos u waynthay ciriiri miyaa iyadana

    ReplyDelete
  161. ciriiriga ayaa ugu wacan iyo macaansiga daran

    ReplyDelete
  162. Anonymous5/19/2015

    sxbayaal su'aashaydu waxa ay tahay,waxaan ahay wiil dhalinyara,waxaan jiraa 22 sano,ma guursan hadna diyaaar uma ahi ,maadaama aan ku guddo jiro xaqiijinta himilooyin waaweyn oo xaga waxbarashada ah.sidaa dartedd dareenkayguna waa xad dhaaf,hablaha gadeyda ahna kama helo,lkn waxaan jeclahay oo aad u dhugta dumarka waaweyn ee dhawr iyo sodon jirka ah,xataa anoo wadada maraya ayaan si daran u kacsadaa,baska markaan isla raacno ayaa sidoo kale si daran u kacsadaa , mararka qaar waxaan in yar u jirsadaaa inaan ku dhago,dumarkiina beryahan danbe aad ayay isu qaawiyaan ,ma ahi qof diinta ka aradan ee cibaadadeydu waa badan tahay khamiisahan waan sooma ,marka sxbyaal maxaan yeela ..ila taliya.

    ReplyDelete
  163. soonka badso ka fogow fikirka galmada iyo inaad u dhowaato naagahaas aad ka hesho sidaa keliya ayaad naftaada ku dejin kartaa

    ReplyDelete
  164. Anonymous5/21/2015

    Nin iyo naaag is qabo hadey isku raaxeeyaan ookala fog muqaal ahaan wax danbi iyo caafimad xumo makasoogarayo hadii ay xaajadooda sidaas kugutaan

    ReplyDelete
  165. Ninka naagtiis waa ku raaxaysan karaa sheekadeeda jirkeeda hadalkeeda waa caadi , laakin marka ay kala fogyihiin arrintaas waa khatar xagga akhlaaqda waxaa dhici karta in Camerada Hack lagu sameeyo oo la furo dadka qibradda u leh way samayn karaan inta ay PC gaaga soo galaan adoon ogayn oo ay duubi karaan shaashaddaada waxa ka socda marka ma rabi lahayd adiga iyo xaaskaaga oo qaawan sawiradiina in lagu faaiyo net sidaa awgeed waxaa fiican inaad ka fogaataan camera afkiina ku sheegaysta u rexee hadal ahaan

    ReplyDelete
  166. Anonymous5/21/2015

    Hadii hadal ahaan looraaxeeysto lkn lagu xaajo guto qaab siigo ah labada dhinac danbi miyaa cafimaad ahaane halis miyaa

    ReplyDelete
  167. caafimaad ahaan halis ma aha siigo ma aha waxa aad ku raaxaysanayso waa xaaskaaga bas ka fogow meel lagugu maqli karo keliya

    ReplyDelete
    Replies
    1. Anonymous11/09/2016

      Idinka oo, walaal, iga raalli ah, maadaama oo ayna labadii ruux wada joogin oo ay hawada uun iskaga raaxaynayaa, marka uu midba gacmihiisa iskii uun kelidii iskaga biyo- keeno, mayna, wll, siigo noqonayn?!

      Waa la iiga badiyaa xagga diinta. Wax badan kama aqaan xukunka siigada. Sidaa darteed, waxa laga yaabaa in aan su'aal qaldanba idin weydiiyay, laakiin haddana in aan, walaal, idinka jaahil- baxo ayuun baa aan jeclaystay.

      Waa aad mahadsan tihiin, walaal.

      Delete
  168. Anonymous5/23/2015

    asc waxaan u mahad naqayaa ilahaygii idin siiyay qibradaan
    marka labaad adinkaan idiin mahad celinayaa
    su aashaydu waa sidan ( waxaan ahay nin dhalinyarao ah 27 sano jir ah waxaan kacabanaya ama aan dareemaya in aan gus yarahay oo aan sidii la rabay aanan u qancin karin xaasaskayga waxaan ii jooga ilmo marka walal maxaan igu la talin lahayd si aan u koriyo xubintayda taranka ) shukran

    ReplyDelete
  169. SXB niyadda ha iska dilin naagta wax adag ayaa lagu qanciyaa bahalkaaga isagaa is weynaan doono marka aad muudo xaaska qabto wuxuu ku koraa galmada ee niyadda ha iska jabinin

    ReplyDelete
  170. Anonymous5/25/2015

    Asc
    walal waxan joogaa dhulka somalidu degto meelaha ugu kulul,waxanan jeclay in aan xaaskayga laraxaysto maalintii marka kulkaasi dhib maygu keenayaa duhur kii hadaan galmo sameeyo walliba aad baan u dhididaa waan wada qoyyaa sababtoo ah biyahaa igu raaga markaa waanna kul aad ukul,
    su aasha kale waxay tahay istaagu caafimaad ahaan wax dhiba malleeyay o
    labadaa midna caafimaadka wax maw dhimayaa

    ReplyDelete
  171. wax dhib ma laha haddii aadan badsanayn dhowr samaynayn

    ReplyDelete
  172. Anonymous5/28/2015

    Maxay badsan labo su allood ayaan idin waydiiyay si daciif ah ayaa iigu jawabteen
    laboda su aallood tee ayaa iiga jawaabteen jawaab gaaban ayaa soo qorteene

    ReplyDelete
  173. Anonymous11/09/2016

    Asc. Walaal, AAD iyo AAD baa aad ugu mahadsan tihiin adeeggan halcelineed ee lama- huraanka ah ee aad bulshada siinaysaan. Waxa aan si uga helay sida cilmiyaysan, caqliyaysan, anshaxaysan ee aad walaalaha su'aaltmaya ugu halcelinaysaan (jawaabaysaan). Ku mahadsanidina, walaalayaal, Bahda raaxada guurka.

    Anu su'aal ma qabo. Laakiin abaalkiinna ayaa aan qabaa. Sidaa darteed, wax ayuun baa aan jeclaystay in aan idiinka mahad- naqo. Kun jeer mahadsanidina!

    ReplyDelete
  174. Anonymous1/29/2018

    Waan idin wada salaamay dhamaan tiin bahada webkaan iskugu timd sxbday ama qofta aan jeclahay hadii aan ku dhahaho siilka isoo sawir oo ay isoo sawirto madambi baa???

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post