Nin labo naag hal habeen la aqal galay

Waxa maalmahaan aad uga falooday jaraa'idka carabta taariikh cusub u furay taariikhda guurka Soomaliyeed kadiba markii uu hal habeen la aqal galay laba haween oo soomaliya ,jaraidka ayaa faloooyin badan ka bixiyey arooskan iyo samaynta uu ku yeelandoono shacabka ama umada islaamka iyo dalalka carabta oo ay soomalida ay dhaqan iyo hido meel ka soo wada jedaan.

Dhacdadan oo la yaab la noqotay dad badan aya waxa ay saxaafada carabtu ku qoreen beegagka xaga hore iyaga oo sawiraka caruuska siciid maxamed cabdilaahi iyo labada carusadood Ubax salaax cawad iyo Sahra Maxamed Cabdi iyaga oo ay waliba sii macneyey kulan oo labada magac ee ay sitaan labada lamanee ay midna afka carabiga ay tahay midna afka Soomaliga ayna isku macna yihiin taas oo ay ku tilmaamen in ubax afka Soomaliga ay tahay Sahrina ay tahay afka Carabiga labaduna ay isku macno shegayaan , Taas oo ay ku tilmaameen Mucjiso, Dad badana dhira galinaysa inay ku daydaan Siciid , hayado badan oo ka tirsan hayadaha qoyska ayaa arinka aad uga doodaya.

Sida ay qoreen wargays ka mida wargaysyada carabta iyada oo dhawaana la filayo inay ka sameyaan sheekoyin iyo filimo sida uu qoreen wargaysayada, shekadan ayaa mudo sii socon donta faladeeda iyo qoralada ay qoraan saxaafada carabta.

14 Comments

  1. Runsheeg dumar3/16/2011

    Koley aniga mayeeleen maseyr keygu waa 100%

    ReplyDelete
  2. Runsheeg dumar3/16/2011

    Waa gabdho iimaan leh allow idiin siyaadi nin aduunyo joogow maxaa aragti kuulaaban meesha dumarka qaar aysan ogoleyn inlaga daba keeno qaarna iyagoo minyara ah maseyraan baad arkeysaa hadana minweyn ninkeedi naagkale uguurineysa halka maantana Sahra & Ubax halhameyn halnin ey wadaagi rabaan waa saqir eebe allow idiin barakee.

    ReplyDelete
  3. Anonymous3/16/2011

    Aniga marnawa mayeleen, maxaa dumarka somaliyeed kudhacay, hadii eey yihiin xitaa RAALIYO ma, ahan in HAL HAWEEN LABO NAGOOG lala aqal galo WAA YAAB walaahi, waa wax nolosha gadhacay oo qiimo laheeyn

    ReplyDelete
  4. runsheeg dumar adiga aad baad u leedahay aqoonta nolosha qoyska halkeed joogtaa? ma gabar baa tahay email ma isiin kartaa ?

    ReplyDelete
  5. Dood wadaag3/16/2011

    Asc dhammaan

    Waxaan jeclaan lahaa inaan weydiiyo akhristayaasha: Marka dumarka lala guursado ee ay
    maseyraan, ma waxay muujineysaa jaceyl ay ninka u qabto mise waa naf jecleysi aysan u oggoleyn in lala wadaago iyo xaasidnimo.

    ReplyDelete
  6. Anonymous3/16/2011

    marka hore waxan salamay dadyowga isu howlay balogan o aan aad iyo aad ula dhacay o an waxyabo badan ka faa'iiday allah ha idinka abaal mariyo balogan malin kasta dhowr jer ayan so gala si an u arko wixi cusub o an aga faa'idesto wad mahadsantihin walalayaal marka labaad umada somaliyeed mel walbo o ay joogan wan salamaya waxan dhihi laha [ARINTAN WA ARIN LAYAAB LEH BALSE ANIGA AHANTEYDA MAGUURSADEEN HAL HABEN LABO NAGOOD MANA ISKU HOWLEEN MAXA YEELAY WAXAN AAMINSANAHAY GUURKA RAXADA KUGU FILAN WA HAL NAAG WABILAHI TOWFIIQ]

    ReplyDelete
  7. Anonymous3/16/2011

    asc qoraalka udenbeeya walalka sooqoray waxaa kudhihi lahaa waa tabartaa halnaag kaliya lakin ilaahy rag ayuu siiyey raganimo dheerad ah oo uu kula aqal gali kara labo iyo wax kabadan nabi suleymaan waxuu haben kali ah la aqal galay boqol naagood marka ragu waa kula duwan yahay raganimada qaarman hal dhaafi karin asbuucii hal mar gudankara lakin rag ilaahy dheeraad siiyey ayaajira ilaahy ha inoosiyaadiyo dhamanteenba xalaashana ha inagu ilaashado ilaahow dariiqaaga toosan nagu hanuuni aamin maain

    ReplyDelete
  8. Anonymous3/16/2011

    Salaam,

    Waxaan aan aad ula yaabay markaan akhriyay maqaalkan oon hore ugu arkay web-sit-yada Somaalida. Wax yaabaha aan kula yaabay wax ka mid ah
    1: in aanu marnaba caqliga saliimka ahi aanu ogalyan in laba dumar ah oo, walasha ama inantaad aadh dhashay, hal habeen la wad guursado.taasi waxa loola jedaa in ixtiraam loo hayaa hab yartee aanay jirin hablahan ama gabdhahan Somaaliyeed ee rafaadsan una baahan nolol.
    2:In aanu ka guursanayaa aanu marnaba caadi aanu ahayn caqliyan oo uu gursanaayo lab nagood ayaan mar wad giuursaday, wax hubaal ah in aanu xitaa mid kaliya guursan karin oo aanu ka soo bixi karin shuriidaha guurka Islaamka ah iyo xataa kuwa aan Islaamka ahayan, sababtuna ay tahay goorma ayuu ruux guursada oo uu ku soo kordhiyaa dunidan ubad( wa haduu Ilaah siyeee) amaba uu damaanad qaadi karaa masuuliyada labda hablood/ gabdhood.
    3: Dareenka bani'aadamka waxa ku abuuran waxyaalo faro badan oo aanu ruuxu la wadaagin cid kale xataa mar ,marka qaarkood aanu la waadgin ruux aya isagu dhaw yihiin xataa marka ay noqoto psychologist, waa haduuba jiree, bal ka waran qalbiga qofka dumar ah ee habeen kaliya lal guursafday naag kale.
    4:Inteena mid mid guurstay ayaaba aan ku dari karin se waaba mid laba wad guursady lab dumar ah habeen kaliya.
    5:Waxaa haboon hadii ayaba dhacayso oo lab dumar ah aan wad guursano inagoo rag sheegayanayna in aan ixtiraano dumrka inla dhashay iyo kuwa kaleba oo bal xogaa farax aan tusno in ay tahay arooskani aroos aniga iyo adiga inga dhaxeeya oo kaliya.
    6:Kuwa ag jooga ee ku tageeraya ninkan labda aroos wad sameeyay habeen kaliya in ay bal egaan in uu xitaa ku filan yahay mid kaliya oo uu daryeeli karo iyo in kale.
    7; Guurku waa wax fiican lakiin yaanu noqqon in hablaha inala dhashay aynu ku dhibno oo hoos ugu dhigno balse uu noqodo mid kor aynu ugu qaadno oo maqaam sare in ay kaa joogto ay ku dareento.
    Mahdsanidiin.
    Fiiro gaah ah : Kolay nin baan ahoo gabdha ila dhalaty iyo mid ag joogtaba maan raali kaga nqodeen nin raba in uu sameeyo arinitan oo kale

    ReplyDelete
  9. Anonymous3/16/2011

    walaal qof walba garadkiisa ayuu hadlayaa aniga garaadkeyga waa wax iska caadi ah in labaxaas halmar lawada arooso iyagoo raali u ah afar ayaa ninku wada aroosikaraa habeen kaliya sharciga ayaa ubaneeyey farxada dadku waa ku kala duwan yihin reerkaas mansha alah waa kufaraxsanyihin ilaahay ayaasaa uqadaray inay udhacdo adiga ha uturjumin dhinac qaldan o oo somalidu unisbeyso waxii aan fikirkooda ahayn inay magac kale ubixiyaan qofna waxuuna kufaraxsaneyn masameeyo siiba arintan guurka ilaahy ha isu qeero lamaanayaashaas farxadna ha isugaliyo

    ReplyDelete
  10. Runsheeg dumar3/17/2011

    Asc Dhaman inta wax kuqorta inta kuxirane aqrisa iyo maamulkaba salaan gaara Mr D/Wadaag suaasha ah dumarka maseyrka mawaxuu kayahay jaceyl ay u ahayaan ninka qaba mase waa xasidnimo iyo naf jecleysi aankala qaadno. Xaaskaada kowaad hadey kuu heyso ilmo ayna tahay mid dhanwalba kaa anfacday xaga gogasha nadaafad owlaadeeda daryeesha ayna leedahay sifooyinka naagaha wanaagsan aadna aheydeen dad isku qanacsan hadaad laguursato taasi maseyrkeedu waxaan kutilmaami karnaa (jaceyl ) hadii ayse noqoto xaaskada haweeney dhalmo deysay ama dhalyar ama aaban dhalin waligeed oo ay kaamaseyrto taasi waxan kumacneyn karnaa Xaasidnimo.GUUD AHAAN maseyrku waa wax ku abuuran insaanka weyse kukala duwanyihiin dumarka waxa inaga mida qaarmeel cidla ah ka hinaasa oo sabab unoqda inlala guursado iyo qaar waxcad markey arkan hinaasa iyo qaar aaban hinaasin bal ku kaalmeeya ragooda iney guursadaan.Maseyrku wuxuu kudhaxalsiin karaa waali iyo isagoo kaa saara nolol wanaagsan kuna dhaxalsiiya dulinimo hadaad ahaan jirtay qof aamusan waxaad noqoneysaa qofhadal badan waxaa laga yabaa inaad sheydan sxb unoqoto qofka haduu sheydan wehel unoqdana aduunkana qiimo kuma yeesho aaqirana xisaab eebe ayaa sugeysa Hadaan Dumarnahay midbaan udardaarmayaa Hadaan kuqanacno Qorshaha eebe ogow illaah nama dayici doono hadaanse kuqanciweyno qorshaha eebe waxaa lagayaabaa Minweyn xurmaleh adoo ahaa inaad Noqoto Minyaro kunool Walaac iyo is ilaalin waayo ninkan aad minyarada unoqotay hortaa ayaa lasoo maamulay.Midna Raga ayaan udardaarmayaa dumarka illaah idiin baneeyay kudhaqa cadaalad runtana usheega midwalbana uu muuji inaad iyada dunida ugu jeceshahay allana kaalmeysta.Mida iigu danbeysa oo aan ku soo afmeerayo qoraalkeyga waxey tahay.Ninka qaba hal kabadan ee hadana damca inuu badsado mid haka taxadaro xaaskaada danbe waxaa laga yaabaa iney kaduwanaato kuwaadi hore aan soo qaato qodobka ugu muhiimsan ee ah Raaxada guurka kuwi kuu horeeyay hadey ahaayeen kuwa ku anfaca aadna kaheli jirtay raaxo dhameystiran qofta danbana ay noqoto midaan garaneyn fadlan bar waxa ay raaxo tahay hadiise adiga ay kuu soo hormareen kuwa adiga kaligaa aad kaxaajo gudato kadibna aad tiraahdo markan kaa muraadsado majecli in jirkeyga lataabto oo aad hurdo ladhacdo taasi masoconeysee ogaada sida aad ujeceshiin wax walba oo raaxo laga heli karo ayay ujecelyihiin iyagana Rag waxaa jira hadey islaantiisa baasheyso kalalaboonaya arintaa kawacyi galiya raga Raaxo taam noqoshadeeda waa iyadoon laqarin siwalboo aad jeceshahay iyo dareenkaada dhabta ahee illaah kuugu deeqay waa aragtideyda waadna mahadsantihiin. W.W.W.

    ReplyDelete
  11. Anonymous3/17/2011

    walalki hadalkega dhahay raga isku mid ma' ahan wa sax taas lkn tani matilmaaameso raga awooda ay leeeyihiin raga lkn runti wa wax lalayaabo laba naag habebenksata wa laqancin kara lkn aqal galka halka mar aya laga hadlaya walal guurka wuxu ku macanyahay hal qof ani ra'ay ahanteyda wcs

    ReplyDelete
  12. Waxaan u sixi rabaa qof iga soo horreeyay oo sheegay in nabi sulay maan عليه السلام uu la aqalgalay hal habeen boqol naagood, walaal nabi sulaymaan lama aqalgalin 100 naagood ee waa u tagay waa u galmooday galmo iyo aqalgal labo ayay kala yihiin adoo afar naag leh ha ahbeen waad isku mari kartaa Sida nabigeena صلى الله عليه وسلم uu sameeyeyba uu isugu maray 9 naagood hal qubays marka taasna waa awood ilaahay siiyay, laakin 2 naagood in hal habayn lala aqlgalo waa wax dhaqanka insaanka fogeysto

    ReplyDelete
  13. Anonymous7/20/2011

    waanu garanay in laba habladood habeen la wada guursado hadaba teeba habeenka koowad ka qdaysa si teeba horyansa taa dumarka inay ku heshiyen iyada ma la so cadeeyay mise habeenkaas ayuu niku kolba guri so galaya ilahay sariir ma wada sareeya faahfaahiya idnkan idin dhafay wa bilaha tawfiiq

    ReplyDelete
  14. lacalla haddii ay dhacdo nin labo gabar inuu hal habeen guursado tee buu ka bilaabayaa waxaan leenahay wuxuu ka bilaabayaa midda meherkeeda horreeyey ama sida ay ku heshiiyaan haddii ay dood ka timaado qorituur ayuu u smayn midda hesho ayuu marka hore la aqal galayaa

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post