Waqtiga ugu macaan Ciyaarta Sariirta

Sida ay ku talinayaan culimada ku takhasustay arimaha raaxada guurka ayaa ku talinaya in raaxada galmada macaantahay xiliga ay labada lamaane degan yihiin oo uusan jirin wax daal ah  taasi waxay keeneysa  in si  macaan loogu raaxeysto baashaalka iyo  galmada .

Jirka oo daalan lama helayo wax raaxo ah , waxana muhiim ah in istimtaacu dhaco iyadoo jirka fir-fircooni leeyahay oo uusan daalneyn nooc waliba ha ahaadee daalkasi .

Goobta baashaaalka ka bilaabanayo labada lamane ayaa waxa haboon in uu diyaar u yahay baashaalkasi isla markaana jirin wax wiiqaya in raaxo macaan ay helaan .

Raaxada baashalka ayaa ku bilaabaneysa hadalo jilicsan , dhunkashado iyo istiimin jirka intiisa kale iyo  dhaq-dhaqaaqyada kale ee keena in dareenka kaco raaxana la dareemo.

Waxaa muhiim ah in labada dhinac ogaadaan  mid kale waa suragal ah in ninka macaanka baashaalka dareemo una baahdo in galmood sameeyo halka xaaska ka gaarin baahidaas .

Marka baashaalka dhamaado xiliga waalida lagaarana oo la isu tago shaqadana dhaamato ayaa waxa  ragga lagu tilanayaa in durba la soo bixin malabyarahooda waayo haweeneydu waxa ay u baahan tahay in xoogaa xaalku sidiisa sii ahado ayna hesho qoor gilin iyo dhunkasho macaan .

Waxa dhici karta in xaaska xanaaq ka qaado marka ninka shaqada bogto durba la baxo , iyadoo la xusay in haweenka dareen kii  hore ka mac ay hesho marka daqiiqado lagu dhex nasiiyo malabyaraha ninkeeda.

ugu danbeyntii waxaa lagu talinayaa in ninku markuu biyo dhaco uusan durbo ka saarin malabyarahiisa xaaskiisa in muddo ahna kusii hayo ilaa ay iyadu dalbato in laga saaro iyadoo anan lakala xishooneynin sababtoo ah waa muhiim waana xaq in qofkasta hesho dhadhan macaan si loo helo caafimaad iyo jir nadiif ah.

Cabdulaahi Cabdi Xaashi

Cabdulaahi_heeb@hotmail.com

Muqdisho_Somalia

7 Comments

  1. Anonymous6/03/2011

    RG saliida saytuun ayan raba inan marmariyo malabyarowga marka mida budada{powder}ah ama tan miraha ah mide ficaan??? tankale ila inte mudo ayan wada oo isbadal aan ka dareemaya????

    ReplyDelete
  2. Anonymous6/03/2011

    walaal raaxada guurka waxan idin weydiiyey saliida saytuunka ama oiliv loo yaqaano hadii lamariyo guska raga iney arkeedo oo ey biyaha daahiso waqtigooda ayaan maqley ee ma runbaa? hadii aan marsado saliidaa geed-ka iyo hadaan cuno maalin kaste keeba wanaagsan? tankale hadii aan guska marinaayo ma isaga oo densan ayaan marinaa oo aan habeen kii kuseexahaa saas mise markii aan kiciyo oo aan galmo sameen rabo ayaan marinayaa? fadlaan raaxada guur-ka su'aasha ha la igaaga jawaabo hadii aad wax uun igu caawin kartaan ????

    ReplyDelete
  3. Saliidda seytuunka la iskuma haysto inay nafaqo leedahay laakin inay bahalka adkeyso si toos ah ma garanayno

    ReplyDelete
  4. Anonymous12/14/2016

    anigane waxaan aad uga helaa raaxada gabdhaha dareenka badan hadii tahay pls ila soo xiriir wan hubaa in aad raaxadeeda ka heleysid skype risaan77 ama imo +17018027709

    ReplyDelete
  5. Saliida seytuunka waa nafaqo liismkuma haysto in ay jirka in ay adkeyso geedka ninkana wey adkeysaa marka loo eego xaga caafimadka

    ReplyDelete
  6. Anonymous5/17/2022

    Wllo waxan ahy naag kacsi badan wax reera ma lihi mxn sameeyaa wllo

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post