Gabar Soomaali u soo jeedinaysa naagaha soomaaliyeed oo jacel nimanka ajnabiga ah


7 Comments

  1. Anonymous10/21/2011

    walaalo waad ku mahadsantahay waxa aad inoo soo jeedisay thanks

    ReplyDelete
  2. Anonymous10/21/2011

    KEEP GOING SIS..... RUNTII QOF QAALIYA OO WAX GARADA AYAAD TAHAY HABLAHEENUNA HADAY ADOO KALE AHAAN LAHAAYEEN QIIMO AYAY YEELAN LAHAAYEEN LKN QIIMIHII MUSLIMNIMO IYO MIDKII SOMALINIMABA WAY ISKA QAADEEN ALLAH HA INOO SOO HADEEYO KUWA INAGA XUMAADAY..... AAAMMMMIIIINNNNN..

    ReplyDelete
  3. Thank you abaayo run ayaad sheegtay Gabdhaha Somaliyed. mafiicno Rag iyo dumar qof Somali ah o jecel in uu guursado qof ajnabi ah asagoo heli kara qof walashiis ah ama walaalkeed ah. waxaana kuu hubaa hadii gabdhaha Somaliyeed ay qiimeyn lahayeen wiilasha Somaliyed waxaa imaan lahaa is faham anaga dhexdeena ah mana loobahnaan laheyn Ajnabi.Aniga waxan jecelahay in an guursado gabar Somali ah,mana jecli gabar shesheeye ah.ilmaheyga waxan rabaa in ay Somali ahadan hadu allah idmo.

    ReplyDelete
  4. abaayo waad mahadsantahay

    ReplyDelete
  5. gabdho badan ayaad wax u sheegtay laakin in badan gabdhaha somaliyd ma maqlan war nin cad ayaa ka lumay

    ReplyDelete
  6. as\c ajanabiga la aado gabadha kaliya ma aha raguba waa la mid imisa arkaysa wiil somaliyeed naag cadaan oo buuran uu wato uuna ka danbeeyo imisa la araky gaber nin madoow ah ama carab timo ka batay aba cadaan buuryo qabo ay madaxa u hoganaysa marka taas waa dhaqankii iyo in la is yasayo ku jirto marka 2 dhinaca ka soo noqda wadadaas la aaday wax kaga fiican ma jiro walaasha ama walaalkaa isku dhaqan isku af isku diin wadaagtan,

    ReplyDelete
  7. Anonymous1/08/2012

    asalamu alaikum wr wbr
    i havent watched the video yet coz it says its removed but i wouldnt agree if she says we should only marry somali men or women because eventually we are muslims and who said we cant marry other nationalities doesnt ALLAH say in surat hujurat that " o mankind we have created yu from a male and female and made you into nations and tribes, that you may come to know another.

    i dont think there is anything wrong with marrying others unless you people are too culturalistic and want only ur nationality then go ahead and for others let them choose wat they want its their life anyways.

    wasalam

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post