Cuncunka hoose sidee loo daaweyn karaa

sida badan marka timaha hoose la xiiro waxaa dhacda marka ay soo baxayaan in meesha cuncunto, oo fiman yaryar ka soo baxaan, arrimahaas waxaa looga hortagi karaa in si fiican loo nadiifiyo intaan la xiirin marka la xiirayona  in loo adeegsado saabuun nooca jeermiska dilo marka la xiirayana aan loo xiirin hal dhinac waa in layska ilaaliyaa in meesha la dhaawaco waxa lagu xiirayana in mar kasta laga bixiyo wasakha jirka ka soo baxayo marka la dhameeyo in si faacn dhaqo kaddib maro nadiif ah in lagu tirtiro markaas waxaa habboon in la mariyo Fucicort cream

1 Comments

  1. Anonymous1/04/2012

    asc, bahda raaxada guurka ee had iyo jeer dadka kacaawiya arimaha caafimaadka waxay ku dhaaman waxaan waydiin lahaa dhibaato ma leeyahay suunka ama belt caloosh lagu yareeyo ama laysku dhuubo ee loo yaqaan Abtronic X2 Electro Muscle fadlan warbixin faahfaahsan iga soo sii arintaa hadii alle idmo.

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post