Nin Soomaali oo jira 112 sano oo guursaday gabar 17 jir ah

Arin aad u yaab badan ayaa waxay ka dhacday gudaha dalka somaliya gaar ahaan gobaladiis arin kaan ayaa waxay tahay oday soomaali ah oo magiisa layiraado Axmed Maxamuud Dhoore 112 sana jir ah oo ku nool Guriceel ayaa waxuu guursaday oo uu la aqal galay gabar 17 sani jir ah oo ku nol isla magaladaas Guriceel ee gobolka Galguduu.
Arooska oday gaas oo lagalay gabadha 17 sana jirka ah ee magaceedana lagu sheegay Safiyo waxuu sheegay Axmed Maxamuud Dhoore ee gabadhaas guursaday in gabadha jacel uu ku beeray kana dhaa dhiciyay kadibka ay isku afkar teen in ay nolosha isla wadagaan waxuu sii sheegay qasab in uusan ku guursan ee jacel in ay isku hayaan oo au ku wada aqal galeen mar qooska gabahdaas ay ka hadlayeen aroska inta uu socday ayaa waxay dhahen in ay ku faraxsan yahin ninka gabadha ay dhaleyn guursada.




Odayga ayaa waxuu sheegay ee gabadhas 17 sani jir ah in uu donaayo in carur ay u dhasho hore ayaa waxuu u guursaday jiray aad baan ugu farax sanahay ayuu hadal kiis ku soo kaba kabeeyay waxa uu sugaayo.



Ayaa 5 xasood oo ay u kala dhaleen caruur tiradooda ay dhan tahay 18 oo ifka u wada jooga arinta kale uu sheegay oday gaas ayaa waxay tahay gabadha hada uu la aqal galay in uu sugaayay tan iyo yaran teeda oo uu kor ka ilaashan hada waxay tahay in uu arko carur ay u dhasho gabadhas oo la aqal galay nin kaas odayga ah aroos kaan ayaa waxuu noqonaya inta laga warhayo kii ugu horeeyay ee noociisa ah oo ay isku guursadaan labo qof oo uu u dhexeeyo farqigaa dadaas ah ee aadka u kala wey.

14 Comments

  1. Anonymous2/03/2012

    asc, http://raaxadaguurka.blogspot.com fadlan ma leedihin cinwaan o gaar idin ah o idinkala soo xariira mahadsanid

    ReplyDelete
  2. waxaad nagala soo xiriiri kartaa daruur.com

    ReplyDelete
  3. Anonymous2/03/2012

    kkkkkkkkkkk
    hhhhhhhh

    ReplyDelete
  4. Anonymous2/03/2012

    waaaaaaaaw cadi maha wada nolada nabad ku waadha

    ReplyDelete
  5. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, gabdhaas nin la,aan iyo mustaqbal la,aan ayaa ku dhacday. waxayba ku dhimanaysa gabadhu qufaca odayga iyo naqaskiisa qadhmuun, oc, oooc.

    ReplyDelete
  6. kulaha waxa aan dhalay 18 caruur ah, ma xoolaha ?, runtii ragga somalida ma fekeran miyaaa ?

    ReplyDelete
  7. Anonymous2/03/2012

    Is this 4real? I am simply speechless!

    ReplyDelete
  8. Anonymous2/04/2012

    Jaceylbaan ku beeray kuye...hahaha waa faanka ninmanka sideey gabar yar oo nolol ka horeyso odeygaas qoraxda sii dhaceysa ah u jeclaaneysaa? Miskiina

    ReplyDelete
  9. Anonymous2/04/2012

    Nin adag dheh naagi meel ay jogtaba ninba leh wayn nan iyo yarana malahan mar hadu qalab kisu shaqaynayo k.k.k.k.k.

    ReplyDelete
  10. Anonymous2/05/2012

    Katagtay ciyaar huuno dee faanka ma aheee

    midhaa dhaqaaley ka doontay k.kkk hhhhm yadana waa dhibban tahay alaha u siyaadshee lol

    ReplyDelete
  11. waa sheeko aan soconeen ee warkaas halagu noqdo walaalayaal

    ReplyDelete
  12. Odaygan age kiisa waan garanay laakin naagta bal eega 40 kama yaree lolz

    ReplyDelete
  13. Kkk waa layaab wayna dhici karta kuna waara aqal galkiina aamiin

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post