Sida ugu fiican labada isqaba ku raaxaysan karaan

Ceeb ma ah in labada lamaane ay is weydiiyaan qaabka midka kale uu raaxada ku helayo , hadaba hadii aad dooneyso in aad heshaan raaxo macaan habkaan raaca.

Ninyahoow marka hore weydii lamaantaada sida ay dooneyso in aad ugu raaxeyso iyo goobaha kacsiga ay ka daremeyso , gabaryaheey adna sidoo kale ayaa laga rabaa.

Niyahoow durba malabyarowga haka saarin macaantaada hana ka kicin , sidoo kale gabaryaheey u sheeg in uusan ka kicin hadii isaga uu kaa hor biyo baxay .

Xiliga aad sameyneysaan raaxada waxaa muhiim ah in nafsiyan diyaar u tihiin oo aysan jirin mashquul dhanka maskaxada ah maxaa yeelay raaxada macaan wax ay timaada marka nafsiyan diyaar loo yahay .

Sidoo kale waa in jirka uu ahaada mid u diyaarsan maxaa yeelay jirka isaga oo daalan kaama saacidayo in aad raaxo hesho , sidoo kale saqda dhexe ma wacna raaxada waayo jirka waa daalan yahay oo fir fircooni malaha waayo waxaa laga yaabaa in midkiina uu hurdo ka kacayo.

Goobta weerarka kulul uu ka dhacayo waxaa haboon in ahaato mid jawigeeda degan yahay maxaa yeelay jawiga degan raaxada ayuu qeyb ka yahay .

Labada qof waa in ay ka go`an tahay in ay wada gaaraan gariirka galmada (Macaanka raaxada oo ay ka dhargaan .

Hadal macaan , dhunkasho fara kacayaar iyana qeyb ayay ka yihiin in la helo gariirka galmada .

Ninyahow ogaaw marka galmada dhamaado haweenka wax ay u baahyan yihiin hadal macaan una mahad celi , xabad gili waayo raaxadii hore mid ka mac ayay daremeeysaa oo maqsuud ayay noqoneysa .

Tanina rag badan waa ilaawaan oo durba sariirta dhanka kale uga jeestaan waxana la dhihi karaa ma mudna kuwaas in lala raaxeysto.

5 Comments

  1. Anonymous2/21/2012

    Ani ahaan waxaba qababo in gabadha mahadcelinta laga rabo waayo waxaa lagaarsiiye heer ay raaxo darteed u gariirto

    ReplyDelete
  2. Anonymous2/21/2012

    Aniga xaaskeygu way ii mahadcelisaa iina duceysaa markaan si fiican ugu raaxeeyo, aad ayaaanan ugu farxaa. Sidoo kale aniguna waan u mahadceliyaa una duceeyaa. Saas ayayna igula fiican tahay aniga. In la isu wada mahadceliyo la isuna duceeyo.

    ReplyDelete
  3. Anonymous2/22/2012

    Ninka iyo naagtuba waa inay isu mahadceliyin waayo labaduba ma kala maarmaan, way isu baahanyihiin

    ReplyDelete
  4. Yes that is good idea thanks

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post