Farqiga u dhexeeya Englishka maraykanka iyo midka uk

Afka ingiriiska asalkiisa wuxuu ka yimid dalka UK markaas wuxuu aaday maraykanka iyo Canada kaddib ayuu faafay, sida la ogyahay dalalka english ku hadla adeegsiga ereyda aad bay ugu kala duwan yihiin, dalba si buu u egeegsaday ereyga ingiriiska,   tusaale ahaan qofka waallan maraykan waxaa loo yaqaanaa  crazy dalka Britten waxaa loo yaqaanaa mad .
ereydan eeg sida ay ugu kala duwan yihiin qaabka, waxay wax kuu tarayaan marka aad erey english tarjamayso
Farqiga u dhexeeya Englishka maraykanka iyo midka uk
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post