Boqor Fahad wiilkiisa yaa summeeyay

fahad
Sida aan wada ognahay familka xukumaya dalka Sacuudiga inuu dhex taagan yahay loollad xukun, wiil uu u dhalay boqorkii hore Fahad ayaa sun loogu daray cuntada wuxuu ku qoray twwiter inuu dareemay wareer degdeg iyo qandho gaaratay 41 darajo, taas oo ku sheegay qoraalka uu ku qoray, sida muuqato wuu ka badbaaday laakin waxaa isweyddiin mudan yaa u dhigay sunkaas waa su'aal u baahan in laga jawaabo, waxaa la sheegay wilkan inuu aabbihiisa garab taaganaan jiray
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post