Wadan waxaa dhisi kara dadkiisa kale, ha sugin inuu ajnabi kuu yimaado oo uu dalkaaga kuu dhiso, soomaali ma toosayso haddii aan la helin dad daacad u ah, sawirradan waxay tilmaamayaan rajo soomaali u soo socoto, dadkan waa dad ciidannimada soo bartay oo soomaali ah haddii dadkan ay ka xoroobaan qabyaaladda iyo qaadka waxan filaynaa inuu dalkeena noo toosi doono