Der spiegel oo islaamka ku xadgudubtay arag sawirkay samaysay

No Comments
Majaladda der spiegel ee jarmalka laga leeyahay ayaa aad u difaacday askarta rabtay inay ridaan madaxweynaha turkiga erdoghan waxay ku sawirtay bogga ugu horreeya masaajida turki manaaradaha waxay ka dhigtay gantaalo iyadoo ula jeddo inay muslimiinta yihiin dad argagaxiso ah arag sawirka ay sawirtay

Der spiegel oo islaamka ku xadgudubtay arag sawirkay samaysay

back to top