Naagaha lacagta ma ku waalan yihiin

Naagaha badankooda waxay ninka ku doortaan hantida, marka jacaylka naagaha %80 wuxuu ku sallaysan yahay lacag inuu lahaado inay  shukaansanayaan ama inuu wato gaari fiican, ma qiimeeyaan aqoonta iyo akhlaaqda, nimanka waxay naagaha ku doortaan badankooda quruxda iyo jirka, nimanka ku doorta naagaha diinta iyo akhlaaqda aad bay u yaryihin, marka waxaa la rabaa inay noqoto arrinta laysku dooranayo diinta iyo akhlaaqda waxaa fiican in laga tago waxyaalaha qiimaha  lahayn sida hantida iwm,

4 Comments

  1. Anonymous11/03/2010

    waa sidaas naagaha

    ReplyDelete
  2. Anonymous12/04/2010

    naagaha badankooda jacaylkooda lacag buu ku salaysan yahay lacagta ayay ka hormariyaan wax waliba

    ReplyDelete
  3. Anonymous5/12/2011

    waxaa arkay jaciil minahiisa dadka badanaa waxaa is waydiiyaa waa maxa jaciilka aniga oo ogeen waxaa oo yahay jaciil waxaan maan oo gaaday waxaa oo yahay jaciil marka hore waxaa iga saarnaa daah nalolo walba malin ayaa dha dhamineysaa macaan ama qaraarka jaciilka lkn waxaa duceynaa dadka jaciilka sugaayaan in allaah ugu dhigo macaan waxaa howaal ah qofwalba aan arkin jaciilka madareemikarto jaciilka lkn nafwalba waxaa ladalaa iyadoo adoon aaqaanin waxaa oo yahay waladalaa wiil ama gawar maalin ladalo waxaa nolol caadi ah lkn marka nataas waxjiclaato waxaa u bilaawato nolol cusub soomali hadii aan nahay jaciil waxaa ka sheegnaa afka oo kalya lkn manaqaano wiil ayaa waxaa oo baraan gawar waa liisbartay markaas ayaa ladhahaa waan ku jiclahay iyo anba waan ku jiclahay nasiib daro ayaa qalbigooda fiirsho waxaa eyka tahay afka oo kaliya hiis ayaa tiri < afka magasheegto adoog jaciil arag looma oorxumaado > waxaa iga dardaaran ah ruuxii dhab ku jacil waalala dha dhamiyaaa ?

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post