Astaamaha lagu garto kacsiga dumarka



Dad badan waxay u haystaan in naagaha aan biyabbixin, fikraddaas sax ma aha, naagaha way biyabbaxaan , inay biyabbaxaan waxaa tilmaamay xadiis ku soo arooray Saxiix muslim  ummu sulaym waxay weyddiisay rasuulka  صلى الله عليه وسلم   : naagta ma qubays baa ku waajibaya haddii ay riyooto oo ay aragto waxa ninka arkayo, rasuulka wuxuu ku yir : ( haddii ay biyo aragto ha qubaysato)

keliya way ku kala duwan yihiin qaar biyaha way ka soo baxaan qaarna ma soo gudbaan farjigooda marka si kaste ahaatee waxaa lagu gartaa inay biyabbaxday astaamahaan mid ka mid ah

1- inay labada bowdo isku dhejiso  middaan waa astaan naagaha oo dhan wadaago, waxaa laga wadaa inay labada bowdo si daran u xirto
2- qaylo  qaylada waa labo nooc    A-   mid hoose ah oo aan la maqlin    B-   mid dhawaaq weyn leh, qaylada noocan ah kuma ficna meel dad u dhow maxaayeelay dadka ayaa maqlaya
3- qaniinyo, inta badan looma adkaysan karo naagaha noocan ah
4- oohin iyo baroortan,  ma aha inay haweeneydu xanuunsatay ee waxay u ooynaysaa siyaado
5- neeftuur, waxaa la socda wadnaha oo aad u garaacma
 calaamadda hore iyo tan ugu dambayso naagaha oo dhan way wadaagaan laakin kuwa kale way ku kala duwan yihiin 

60 Comments

  1. Anonymous12/08/2010

    kacsiga badan waxaa lagu gartaa qoyaanka siilka oo bata

    ReplyDelete
  2. Anonymous12/12/2010

    sidee lagu gartaa kacsiga dumarka

    ReplyDelete
  3. Anonymous12/13/2010

    naagaha biyo kasoo baxa iyo kuwa aan ka soo bixin maxay ku kala duwan yihiin.

    ReplyDelete
  4. kuwa biyaha ka soo baxo way yaryihiin kuwasa ayaa aad u daran dhowr jeer ayay biyabbixi karaa

    ReplyDelete
  5. Anonymous12/13/2010

    sidey uga soo baxaayaan biyo naagta sida ninkoo kale mey kasoo boodayaan mise wa qaab kale?

    ReplyDelete
  6. naagaha marka ay kacsadaan waxaa lagu ogaaa indhaha oo casaada sanka oo ay ka dhididaan neef waawayn oo ay tuuraan iyo iyada oo is iloowada oo ninka isku tuurta xagiisa iyo qaar kalo badan

    ReplyDelete
  7. Anonymous12/17/2010

    Naaguhu markaykacsadaan waxaa lugu ogaadaa wax yaabo badan. waxaa ka mida naagta oo aan saani ufariisankarin, jimicsi been ah, waxaa kaloo luguogaadaa gacantaada, adiga oo ooga sheekaynaya wadankale ayaad gacanta naasaha usalaaxaysaa kuma oranayso igadaa.waxaa kaloo lagu ogaadaa inta qoftaa dumarka uu kacsi hayo qalbigeedu wuu kula joogaa boqolkiiba boqol,hadaad tiraahdid sagaaro biyo ma cabtaa waxay dhahaysaa haa jawaab dagdag ah ayaad ka helaysaa.laakiin hadii lugu dhoho dhabarkaa ixanuunaayo meesha isaga hoyo dhiig ayay qabtaa

    ReplyDelete
  8. Anonymous1/17/2011

    ahahahahahahahahah ahahahaah qoslbadanaa walee raxada waba lagartee danbi miyaa waxa laduqayo guska lol

    ReplyDelete
  9. qareenka1/21/2011

    ahahahah danbi waaye mana fiicna in naagta ninka ay u dhuuqdo guska mana u dhuuqi karo ama carabka ma u gelin karo siilka mana ku fiicna diin ahaaan

    ReplyDelete
  10. Anonymous1/26/2011

    plz wax manooga sheegi kartaa aayad ama xadiith diidaya in naagta u dhuuqdo ama ninkaba, amba waxkale oo aad ku cadaynayso arinkaa in uu diinta ku wanaagsanayn.

    ReplyDelete
  11. Aayad ama xadiis kuma soo aroorin leefidda culimada diiday waxay dhaheen meel najaaso ka timaado afka lama geli karo, kuwo fasaxayna way jiraan iyagana daliikooda waa ayaadka tilmaamay inay xaaskaaga aad ku raaxaysan karto wixii daliil cad kaa reebo mooyee, waa mas'alo qoto dheer

    ReplyDelete
  12. Anonymous2/20/2011

    cuntada lagu kacsado waa midda borotiinka badan sida kalluunka iwm.

    ReplyDelete
  13. nadaara8/27/2011

    walaalayaal waxd ishegtaaan naga gabar yar 00 jirta 18sano ayaan qaba angana wwaxaan jira 22 sano walalayaal waxaan idinka rabaa inaad ishegtaaan markasta waxy iga codsata inaaan carabka umariyo farjiga ayadana waxay kubilaawdaa dhuuqmo marka anga waan kadiida wayna iga xanqdaa il taliya walaalayaal

    ReplyDelete
  14. culimo fasaxy baa jira leefidda iyo dhuuuqidda marka inaad ku xeeldheeraato iska ilaali keliya

    ReplyDelete
  15. nadaara8/27/2011

    xeel dheerasho see ah walaaal mcne si fiican iigu faahfaahi walaal walaahi muskilad wayn aya iahysata walaal oo hadda ayaan soo aroosaybo walaal mcne ilahy qayr hakusiiyeeee

    ReplyDelete
  16. Anonymous8/27/2011

    waxaan ahay wiil yar oo naag guursan marka gacanta ayaa biyaha iskala keenee ee danbi miyaa

    ReplyDelete
  17. saan kuu sheegay culimada way isku khilaafeen leefidda farjiga iyo dhuuqidda bahalka ragga, haddii aad ka baqayso in guriga kaa dumo haku xeeldheeraanin, yacni carrabka ha gelinin siilka gudihiisa waayo jeermis badan ayaa kaa soo raaci kara kaliya bannanka kore ku ekow iyadana sidoo kale ha iska jirto inay dalqada gayso bahalka marka uu dhacaan soo deeyana ha iska deyso

    ReplyDelete
  18. nadaara8/29/2011

    ok walaal wad mahdsanthy taldiidana waan qaadnay walaal hadana aad ayaan iskugu faraxsanhy walaal thnk u walaal

    ReplyDelete
  19. akhii waxan ana ku wydiin lahaa waxan ahay wil dhalinyaro ah hadana gursadey marka alxm waan cafimad qabaa waxan rabay inaan ku wydiiyo meqa jeer ayaa haboon in loo galmodo xaskaga habeenkii malintiina meqa jeer. cafimad ahaan hadan habeenkii ilaa afar jeer u tago xaskayga wax cafimad daro ah maka qadi karaa waad mahadsan tihiin

    ReplyDelete
  20. waxaa fiican qofka inta uu awoodo oo caadi ah inuu sameeyo, kacsiga tooska ah oo aan la iska raaraadinin, dadka way ku kala duwan yihiin baahida galmada si kasta waxaa fiican inaad dhexdhexaad ahaato habeen kasta hal jeer si aad u ilaaliso jirkaaga iyo dhuuxaaga

    ReplyDelete
  21. Anonymous11/17/2011

    RG biyo baxa dag dagaa maxaad u haysaa
    kawaran hadaan sameyo galmo badan habeenkii ma iga yaraanayaan!!!!!!!!!!!

    ReplyDelete
  22. Anonymous11/20/2011

    WALAL WIL ayaan ahay dhibto ayaan badan ayaa i haysata gabadh aan jeclahay o laba dal kala jogno hadii aan la hadlo ama hadalkeda aan maqlo biyo ayaan iga yimada dharer cal hadii aan xasusto, mida kale macal hadii page ka raaxada guurka akhriyo biyo dheerera ayaa iga yimada marwalba, qof ehlu saladana waan ahay walal, maxaa talo ah.

    ReplyDelete
  23. Anonymous12/20/2011

    ASC WALAAL waxaan rabaa inaad ila taliso waxaan ahay wiil dhalin yaro ah oo aad ukacsi badan waxaana ahay wil laba nagood furay waxaan isku qilaafnay waxaaga ayaa aad u wayn oo dhan cabirkiisu taako &afra farood waxay iigu tiri walaal iska kay fur waxaan maqaabili karo waan furay midii labaad sidoo kale waxaan suubiya ma aqaan walaal waxaan rabaa in aad talo iga siiso mahad sanid sidaan wax yalaa

    ReplyDelete
  24. naagaha way u dulqaadan karaan bahalka ilaa 24 sint mitir inkastoo ay ku kala duwan yihiin waxaad guursataa gabar jir ballaaran leh oo baryo weyn oo ah labalafood way kuu adkaysan kari doontaa

    ReplyDelete
  25. Anonymous1/24/2012

    walaal waxan jiraa 18 sano waxanan ahay qof ad u dareen badan mana jecli inan xaaraan ku dhaco markaa gacantayda ayaan isticmalaa oo an biyaha iskaga keena markaas dhibato caafimad oo xaga geedka ah ma igu keeni kartaa siigadu
    ad bad u mahasantihiin

    ReplyDelete
  26. Anonymous1/24/2012

    walal waxan jira 18 sano darenkayga kacsina waa xad dhaf,marka waxan isticmala gacantayda,anoo biyaha iska keenaya,dhibato cafimad ma ku keeni kartaa guska,ad bad u mahadsnathy

    ReplyDelete
  27. Anonymous1/24/2012

    kkkkkkkk

    ReplyDelete
  28. Anonymous2/12/2012

    waan idin salaamay salaan ka dib.
    waxa jira rag calool weyn markaa
    maxaa ka jira in ninka caloosha weyn lihii
    guskiisu yar yahay?

    mida kale caloosha wayni dhib maw keenaysaa
    marka lasa maynayo galmo ninka iyo naagta ?

    ReplyDelete
  29. Anonymous7/09/2012

    su aal ayaan rabaa taas oo ah hadii aan rabo inaan guursado naag dabo weyn waa in aan gus weyn leeehay miyaa, kuwee ayaa siil kuwa dabada weyn iyo kuwa dabada yar

    ReplyDelete
  30. dabcan naagta buuran bahalkeeda aad buu u fogyahay marka haddii bahalkaagu yaryahay iska guurso naag caato ah

    ReplyDelete
  31. Anonymous7/11/2012

    calooshu haday waynaato waa run inaadan hawsha galmada gudan karin oo geedkaagu uu yaraanaayo xataa rabitaankaagu wuu yaraanayaa.

    ReplyDelete
  32. Anonymous7/19/2012

    walaal mar kahore asc.intaaskadib waxaa ahay gabar aan kacsi goyn karin waxaanan jeclahay in marka hore gacanta micnaha far laiigu raaxeeyo si kastaba ha ahaateeqoyaan badan baa iga imaada taasoo uu ninkeygu dhibsado ana aan iskucelin karin.ila taliyee maxaan ka yeelaa

    ReplyDelete
  33. Anonymous8/08/2012

    Walaal aniga waxaan ahay gabar yar oo kacsi badan xaarantana Alle baan ka magan galay marka maxaa kacsiga badan keena waxaan is iri midhaa waa gudniin la aanta waayo aniga la ima gudin.

    ReplyDelete
  34. Walaal waxaan rabaa in aad ii sheegtaan gabar aanu sheekaysano oo hadda isugu kaayo horeyso in ay ijeceshahay iyo in kale sideen ku garan karaa?

    ReplyDelete
  35. gabar ianay ku jeceshahay waxaad ku garan kartaa dhowr shay

    1- inay ku xiisayso
    2- inay fuliso wixii aad jeceshay oo wanaag ah
    3- inay run kuu sheegto
    4-inay ka fugaato wax kasta oo dhib kuu keenaya
    5- inaysan niman kale qiimaynin
    6- inay danayso hadalkaaga marka aad sheekaynayso si fiican ayay u dhegeysataa

    ReplyDelete
  36. haye ninka oo siigaystaa ma
    xaa uu ka faa'ida

    ReplyDelete
  37. Anonymous1/28/2014

    Wall marka aan maqlo galmo iyo waxaa ama dareen waxaasa yaradareemo ama boga raaxada akhridto waxaa iga imaada biyo cad mawaa jibaa inaa qubaysto

    ReplyDelete
  38. Mar kaste galmo dhacdo qubeys ma waajibaa

    ReplyDelete
  39. haa galmo kasta qubays ayay waajibisaa, sidoo kale haddii ay biyo kaa baxaan adoon galmo samaynin

    ReplyDelete
  40. Anonymous8/21/2015

    Walaal waxan idin waydiyey xaskega marka u galmonaayo waxay darenta daal fara badan cules badan marka wa maxay sababta

    ReplyDelete
  41. naagaha qaar way ku daalaan qaabka foorarsiga ama qaabka iyaga lagu kor seexanayo, qaababka badal eeg qaabka iyada u roon oo ay ka heli korto raaxo daal la'aan ah, haddii daalka uu sii jiro waxaa ka maqan xaaskaaga aliinto waxaa laga yaabaa inaysan socinin wax badan oo uu fadhigeedu badan yahay

    ReplyDelete
    Replies
    1. Anonymous10/20/2015

      Asc magaceygu waa #MAXAMUUD #JAAMAC waxaan idiin weydiinaa naagteyda raaxada xageeda kuma fiicno lakin iisheega qaabka raaxadada ugu mac aan kusiin lahaa aana ku qancinlahaa.?

      Delete
  42. webka xidig qoraallo badan ayaa ku qoran qaababka raaxada ee ka dhex raadi

    ReplyDelete
  43. Anonymous10/21/2015

    naag weynnbaan ahay kacsi daran ayaan dareemaa maxaa keeni kara

    ReplyDelete
  44. naagaha marka ay da' weyn gaaraan kacsiga ayaa ka tago laakin way jiraan naago kacsigooda sii jiraya, cuntada fiicanna way kaalmaysaa qofka

    ReplyDelete
  45. naagta oo kacsatay calamada ugu wayn ee ugu horeesa ee aad arkayso waa

    ayadoo is ilawda meel ay marayso xita ma oga ... xita hadi aad ajnabi ka tahay kacsigeeda wxuu ka dhigaya ninkeeda

    ReplyDelete
  46. Anonymous4/16/2016

    Maadaama aanan ku odhan karin ma sunni ayaad tahay

    ReplyDelete
  47. Anonymous4/16/2016

    Sidee ku ogaan karaa in gabartu sunni tahay waayo dhaqankeena waa ceeb in wiilku gabar ku dhaho sunni miyaad tahay markaa see ku ogaan karaa?

    ReplyDelete
    Replies
    1. Anonymous3/11/2023

      Call ka wac cabar marka hadashan romantic hadal eh ku bilaw hadalkeeda kadareeme haday yara jilacdo haka shakin wa suni

      Delete
  48. Anonymous8/03/2018

    kkkkkkkkkkkkk

    ReplyDelete
  49. hhhhhh Runtii Mar waan qoslaa marna waan yaabaa.
    War Cilmi badanaa qofka Su aalahaas ka jawaabaya.
    #Manshallaah.
    Waxbadana ayaan Faa'iiday #Thanks

    ReplyDelete
  50. hhhhhh Runtii Mar waan qoslaa marna waan yaabaa.
    War Cilmi badanaa qofka Su aalahaas ka jawaabaya.
    #Manshallaah.
    Waxbadan ayaan Faa iiday. #Thanks

    ReplyDelete
  51. Walal waxan ay wiil biyo bax badan gabadh haddi aan gursado bikirkeeda maka qadan karaa

    ReplyDelete
  52. Anonymous4/27/2022

    kkkkkk ayaan ka faaiidnay mahadsanid

    ReplyDelete
  53. Anonymous9/18/2022

    Inshaa allah

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post