Ka dib marka labada lamane in mudo ah wada joogaan ayaa haweeneyda waxaa ku sii kordha kalsoonida galmada ,waxa ayna u baahan tahay in ay la galmooto lamaankeeda .
daraasad cusub ayaa tilmaameysa in haweenka macaanka raaxada galmada ay si dhab ah u helaan marka ay ku dhawaadaan da`da afartanka xiligaas oo guud ahaan xishoodka galmada ka baaba`ayo.
Haweenka ayaa tilmaamay in da`da afartanka ku helaan raaxada macaankeda ayna helaan qibrad taasi oo aysan helin xiliga da`da labaatameyda ku jiraan .
Warbixinada ayaa tilmaamaya in %80 haweenka da`da afartanka ku jira ama u dhaw ay raaxada galmada u baahan yihiin 6-jeer bishii halka kuwa laabatanka ku jira u baahanyihiin 9-jeer bishii
naagaha marka ay gaaran 30 sano kacsigooda waa kordhaa si daran ayay u rabaan galmada kacsigooda wuxuu isku baddalaa gudaha siilka inay ka dareemaan xishoodkooda waa yaraadaa
ReplyDeletenaagta marka ay 40 gaarto dhiigga maka go'ayaa? kacsiga naagta xiligaan ka warama ?
ReplyDeletedabcan inta badan naagta wu ka go'aa xiligas ama xili udhaw dhiiga caadada, koley waxa maqlay in kacsiga naagta markasa uu si bato markey da'deeda kororto, ooy ubaahantahay galmo badan,lakin sababta ma aqaan.
ReplyDelete