Inta badan waxa dhacda xiliga shaqada sariirta socoto in si kedis ah u joogsato shaqada taasi oo timaada in cunuga yar soo tooso ooyo , albaaabka la soo garaaco ama taleefanka soo dhaco waxa ayna hadii ay dhacdo keeneysa dhibaatooyin.
Ka sokoow ninka marka uu joojiyo shaqada dhibatoyinka gaara waxaa ka daran midda naagta gareysa .
Shaqada galmada oo si kadis ah loo joojiyay ayaa keeneysa in madax xanuun darran labada dhinac qaadaan
Haweenka ayaa qaada dhabar xanuun hadii si kedis ah loo joojiyo , waxa ayna taqaatiirta ka digeen arinkaasi.
Ragga ayaa iyana qaada awood yari dhanka galmada ah iyo biyaha oo xilli hore ay soo tuuraan iyo waliba xanuuno dhanka xubnaha taranka ah hadii ay dhacaan in galmada si kedis ah loo hakiyo .
waxaan kula talinayanaa lamaanayaasha is qaba in talooyinka raacaaan.
Xaqiijinta hurdada caruurta iyo in aysan wax ay u baahan yihiin jirin .
Xaqiijinta in taleefanada gacanta iyo kan dhulka ay dansan yihiin.
Xaqiijinta in albaabka qolka furo ku xeran yahay .
Waan rajeyneynaa in aad talooyinkaasi si hufan u qaadan doontaan isla markaaa aragti aad ka heli doontaan.