Ragga Oo Aan Iloobin Haweenka Tilmaamahaan Leh

Haweenka ayaa ku kala duwan soo jiidashada ragooda ,gabar waliba tab u gaar ah ayaa jirta oo aysan ragga ku iloowin .
Balse qodobadaan soo socda gabaryahey ogaaw ragga waa ka siman yihin hadaad leedahay tilmaamahaan ogaaw ninkaada kuma iloobayo.
Naagta Sabarka Badan: ninka ma iloobo naagta u sabarta , una u dulqaadata culeysyadiisa .
Naagta Caqliga Badan: naagta caqliga badan  waa midda  garaneysa sida ay ula tacaamuleyso ninkeeda .
Naagta Qurux Badan: Ragga ma iloobaan naagta quruxda badan  ee degan isla markaana jecel xasiloonida.
Naagta Cafiska Badan:Ninka si weyn ayuu u jecel yahay naagta cafisa marka uu qalad ka galo isla markaana saamaxda ninkeeda.
Naagta Naxariista Badan: naagtas waa midda ilaalisa dareemaha ninka isla markaana kool koolisa ninkeeda.
Gabaryahay ogaaw ninka waa cunug weynaaday daryeel badan ayuu u baahan yahay.

6 Comments

  1. Anonymous11/16/2010

    yaad ka heshaa naag dabow weyn iyo naag caato ah ? ama naag naaso weyn ama naag naaso yaryar leh ?

    ReplyDelete
  2. aniguba cunug weynaatay ayaan ahay so fuck nin

    ReplyDelete
  3. Anonymous11/21/2010

    guurku wa deeq ale na siyay oo bini adamka ugu talgay rag iyo dumr rabi bana isku uumay marka waxan wanag san madam nimcada ilah nasiyay ina wadade marno meesha ku haboona an ka radino rag iyo dumarba

    ReplyDelete
  4. Anonymous11/30/2010

    cajiib..war qoftan qortan raaxada guurka waa ruux yaab leh..sida ay wax u metesho iyo sida ay xaqiiqda u taabato..gabar yahay waxaan ku jiraa "your mail list" waxaan jeclaystay in aan akhriyo qoraaladaada..

    love in men..is only lust

    ReplyDelete
  5. Anonymous1/23/2011

    waa information fiican walaahi

    ReplyDelete
  6. faduma3/08/2011

    maaashaallah, been ma ahan taas
    mahadsanideen

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post