Ragga Qaarkood Maxay Xaasaskooda U Yasaan?Sababta Oo Lagu Hayo

Rag badan ayaa yasa oo ku jees jees xaasaskooda , waxa ay tanina noqotay mushkilad taagan oo soo noq noqtay oo u baahan xal muhiim
Maxay Tahay Yasida Ragga Haweenka Yasaan
Waa ninka oo adeegsada erayo iyo hal ku dhigyo xun oo uu ku ihaaneynayo muuqaalka xaaskiisa ama shaqadeeda guriga .
Aflagaado xun , nacladeyn ,eedeyn kulul oo jees jees ku jro , haddi ceeb ay leedahay xaaska oo ku jees jeeso .Sababaha Keena Arintaan .
Ninka oo nacay xaaskiisa , Isla weyni , iyo is mahdnin(Ninka Oo Is Cajibiya) adaab laaan iyo afxumo.
Xaaska oo ceebaheeda ay badan yihiin ama ninka taasi oo wadada u fureysa mowjado yasid ah iyo ihaaneyn .
Kala fogaasho heerka aqoonta , kala duwanaan goobta ay labadooda ku soo bar baareen iyo qabiilka.
Sidee Lagu Daweyn Karaa?
In Xooga la soo saaro sidii looga hor tagi lahaa qilaafaadka , isu sabrid iyo nasteexooyin labada is qabta isu jeediyaan iyo xusida alla SWT .
Alcarabiya Desk

13 Comments

  1. Anonymous11/17/2010

    ninka naag kacsi badan ayuu ka helaa

    ReplyDelete
  2. nimanka naag kale marka ay arkaan oo naagtooda ka qurux badan way is baddalaan

    ReplyDelete
  3. nimanka waxaa u daran qurux
    haddii habarta ay ka duqowdo ama ilmaha
    ku mashquusho naag kale buu ka raadsan

    ReplyDelete
    Replies
    1. Anonymous6/04/2016

      Maxaa mashquulinayo mey ninka waqti gooni ah siiso

      Delete
    2. Anonymous6/04/2016

      Maxaa mashquulinayo mey ninka waqti gooni ah siiso

      Delete
  4. Anonymous11/18/2010

    anigu hablaha maanta ka hadlaaya galmada ayey u shaqeeyaan hablihii hore waa xishoon jireene kuwan maxaa ka qaaday xishoodka haweenk afar baa lagu xushaa nasab, qurux, lacag iyo diin tan kale waa kacsiga

    ReplyDelete
  5. dadkan hada isku fikir maha amaa isku aragti maha marka hore ninka waxa wanagsan wax walba oo ay gabadhisu samayso inuu iska dulqaato oo uu ubadka uu dhalay dartood wax walba uu ilaawa see manta dumarkan jira waa dumark xishoodki amaa noolashii qoyska aan xil iskaa sarayn marka xaata waxa laga yaaba inay gabadhu miskin tahay oo ninku dhib badan yahay saasina way sababta aflaqadada marka waxa ku wajiba inuu iska dulqaato hadii kale shalay sow sidan kuma ogalayn ? nin iyo nagti colna maha heshisna maha

    ReplyDelete
  6. dhib ma'ahan in la guursado 4 naag marka dooda qoraha maqaalka haddi ay kusaabsantahay in aad qiyaano u aragto nimanka guursada 4 waad qaldantahay lkn sidoo kale ragga guursada naagaha badan iyagoo taag iyo tabar u heynin iyagana wey qaldanyihiin maxaa yeelay taas waxey dhib ku tahay noloshooda

    ReplyDelete
  7. Anonymous11/21/2010

    loma bahna ina ogu dulqato ilmaha ee waa in loogu dulqato qof nimadeda iyo in ay tahay xaas ´marwo sharaf leh sábabtuna waa ilmaha waxay yimaden guurka kabacdi

    ReplyDelete
  8. Anonymous11/21/2010

    nimanka casrigan joogo waxey aad u tiix galiyan xaga galmada, marka dumarka hadey qancin wayan ragooda wala fura ma`ahane sadax-deda aya lagu fura walitole.

    ReplyDelete
  9. Anonymous1/20/2011

    waxaa keena inta badan yasidda haweenka jacaylka oo xumaada ama naagta oo ninka qancin wayso ama ninka oo naag kale bartay oo ka qurux badan naagtiisa oo jir fiican, ama naagta oo xumaato dabcigeeda oo isbadalo

    ReplyDelete
  10. Runsheeg dumar4/10/2011

    Ninka haduu yaso xaaskiisa ama caawo macnaheeda maahan iney qancinweyday ee wax yaabo fara badan ayaa ku kalifi kara hada aniga waxbadan kamadhiho karo balse waan faahfaahin doonaa inshaa allaah.in la is eedeeyo waxaa kafiican in laga hadlo sidii xal loogu heli lahaa walaaladeyda qaaliga ah waxaan idin leeyahay nin walba dhinaca kaga aadan wacyi galinta bulshada haka soo boxo. Qoysaska oo isfahma waxey qeyb katahay in lahelo umad is fahamto.umadu hadey isfahamtana waxaa lahelayaa nabad iyo farxad in lagu wada noolaado.umadaada ku badbaadi fikir saliima. Aan iswey daarsano fikrado wax soo kordhiya waa sida aan jeclahay waxa aan kahadley

    ReplyDelete
  11. runtii aniga waxe ila tahay nin naagtiisa in usan jirin horaa waxa lo yiri nin nag marna col marna mataano marka hadu jiro nin naagtiisane wa nin muqadarad ah sida dacdo hada ka hor an indhahega ku arkay cml o kaga furantay nin nagtiisa hadi adan manta i karin shax macan o an ku qayilo wad iga farantahay ayadane sidii ayey guriga kaga taktay o wa ay guursatay mudo 3 bilood ah kadib ninki yab iyo fajac kadib ayu naagtii dadkeedi u yimid una ku dhahay gabartiina wa sas iyo saas ano qabane e nin kale guursatay marka sida somnalida i caadada aheet xajo aya la dhigtay o gabdhii oyo ninkii i ay ka taktay iyo ninki qabayba la isu kenay gabdhii waxe codsatay in la ikeno culimada diinta ku dheereeso waxe so bandhigtay sida ay wax u dhacen o ah ninkani galab ayu iyimid anigo howl badani ay guriga iga jirto aso niman jaat wata lasocdaan u igu dhahay shaax iso kari o aniga qubes ayan rabay haye ayan dhahay asigo is tusaaya ragi o an aniga sas u daremay ayu idhahay heblaayo manta shaax macan hadaad iso karin wad iga furantahay shib ayan ka dhahay wan so qubestay gurigiisa ayan aga so tagay o waxan aaminay in u ifuray marqaatina ay iyihiin raga u watay nin shax dartii eraygas igu dhahay diintu maxan qalad ah o an kagalay markas aya ladhahay furiinkagu wa sax o wad ka furantahay xurna aya tahayxajadi waxa lagu gooyay gabadhan madaxeeda si wa ay kugu leedahay marka nin an muqadarad ama ficil xasidnimo an wadin nagtiisa maysaayo sida ay ila tahay hadu rabo afar nag haqabo in kasto dad iyo duurba la aamini karin wabilahi towfiiq wcs

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post