Wiil iyo gabar masaari ah waxay isku guursadeen maydaanka (banaanka) Taxriir ee magalaada Qaahira, maalmihii kacdoonka 25 Janaayo ka jiray, kacdoonkaas ayaa sabab u noqday dhicitaanka madaxweynihii hore Xusni Mubaarka, guurka noocan ah ayaa dadka dunida la yaabeen sida uu u dhacay talafiishanka Aljazeera ayaa laga sii daayay meherka, marka waxaan leenahay guurka u fududeeya wiilasha iyo gabdhaha Soomaaliyeed, guurka ayaa raxmad iyo dhowrsoonaan laga helaa, shahwadana isagaa dejin kara.