Galmada badan dhib ma keentaa ?

Galmada badan marka ay ka baxdo xadka dabiiciga ah waxay isu baddalaysaa dhibaato weyn, dadka way ku kala duwan yihiin waxaa jira dad maalintii dhowr jeer samayn kara, dad todobaadkii 3 jeer ama 2 jeer dad bishii samayn kara 2 jeer ama 1 jeer, taasoo dhan waxay u noqonaysaa awoodda Alle bixiyo oo dadku ku kala duwan yihiin, laakin haddii ruuxa uu dhaafo awoodda la siiyay galmada dhib ayay u keenaysaa, marka ruuxa waxaa loo baahanyahay inta uu jiro kacsi dabiici ah inuu galmo sameeyo xaaskiisa ku raaxaysto, ma aha inuu raadraadiyo kacsiga, shahwada waa keydka qofka waa inuu ilaaliyaa si cayaar ah inuu bixiyo ma aha

12 Comments

  1. Anonymous2/05/2011

    galmada marka ay badato naagaha aad bay u dhibsadaan haweenka ma rabaan nin aad u galmo badan

    ReplyDelete
  2. Anonymous2/06/2011

    Galmada badan waxa ugu wacan kacsiga sa idka ah hadu kacsi jirin malasameyn karo

    ReplyDelete
  3. Anonymous2/06/2011

    Ahlan wasahlan marka hore waad salaamantihiin dhamaan dadka webkan iska leh iyo kuwa isticmaalaba waxaan jecelahay in aan idin waydiiyo hablaha marka suni loo gudo intee in leeg iyuu samayn ku yeelan karaa heerkoodii dareen ee kacsi ma u dhigmi kartaa gabadha aan la gudin ama intee u dhaxaysa gabadha aan la gudin iyo ta suni u gudan waad mahadsantihiin

    ReplyDelete
  4. Walaal gabar sunni loo guuday iyo mid aan la gudin farqi ayaa u dhexeeya midda aan la gudin ayaa ka dhow dareen ahaan, saan sheegnay naag kasta la guday ma dareen yaraato naago waxaa jira gudan haddan aad u kacsi badan, taas waxay ku xirantahay sida Alle u abuuray dadka, dareenka dadka way ku kala duwan yihiin, guud ahaan gudniinka saamayn ayuu ku leeyahay kacsiga

    ReplyDelete
  5. Pagekan u noqo

    http://raaxadaguurka.blogspot.com/2010/10/naag-fircooni-loo-guday-oo-haddana.html

    ReplyDelete
  6. hadii uu weenyahay dakarkeeyga oo uu xooganyahay sideen ugu ilaalin karaa inuu mudo dheer saas ii ahaado oo aan uga badbaadi karaa inuu jilco ama soo laabto.
    shukran

    ReplyDelete
  7. Waxaad ku ilaalin kartaa inaad ka fogaato xumaanta iyo seegada,

    ReplyDelete
  8. Anonymous9/27/2011

    asc akhyaarta waalasalaamay waxad iisheegtaan hadii aniga iyo xaas kaygu aanu kunoolahay giri keligayo dharka oo dhan hadaanu iskadhino oo habeen kii oodhan sidaa kuwada cawayno kucashayno qolka fadhiga tv ga kuwadadaa wano ilaa hurdada aanaan dhaba qabin xaaraan miyaa?

    ReplyDelete
  9. Nabiga صلى الله عليه وسلم wuxuu yiri (cowradaada ka ilaalso xaaskaagi mooyee )

    laakin sida aad sheegtay waa laga fiicanyahay looguma talaggalin inaad sidaa u qaawanaato waayo insaan baa tahay oo sharaf leh, dharka in la iska dhigo dan baa keenta sida galmada iwm. laakin haddii aad ku joogto gurigaaga qaawanaan adiga iyo xaaskaaga oona meesha aysan jirin wada raaxaysi waa laga fiicanyahay

    ReplyDelete
  10. Anonymous10/10/2015

    Wll bahda webka rg waad madasantahiin wll waxaan rabaa talo waayo dhib aad u weyn ayaa i haysta wll waxaan ahay wil 31 jir ah wll sidaan usoo qaan gaadhey waan seegeysan jirey lkn hada waan guursadey, wll 5 tii sano ee u danbeeyey markasta waan seegeysan jirey, imika bishii malabka ayaan ku jiraaa, wll dhibka aan jeclahay inaad igala talisaan waxaa weeye markaan rabo inaan xaaskeyga ugalmooda een ku dulseexdo intaanan gelin guskeyga wuu seexanayaa oo dareenkii ayaa iga tegaya anigoon biyo bixin ayuu damayaa oo sidii marada camal noqonayaa ee wll.arintaa xal maleedahay? Wll walwal saa id ah ayaa qabaa waayo waan isla yaabey ee ma seegadii baa wax ii dhintey mise waaban jiranahay lkn wax xanuuna meelna maka dareemo aan ka'ayn guskaa seexanaya anigoon gelinba

    ReplyDelete
    Replies
    1. siigada qofka waxay ku abuuraysaa inuusan ku raaxaysan karin waxaan ahayn gacantiisa, marka wuxuu u noqonayaa waxa ku haysto nafsi, waxaa laga yaabaa marka aad geedkaaga gacanta ku qabato inuu soo kaco, laakin marka aad ku wajahdid naagta loogu talagalay in lagula raaxaysto wuu damaa, waayo adigaa mar hore is baray siigada inay macaan tahay, siigada ninka raaxo ka dhigto dhibkan ayaa qabsanaya, xal waxaa kuu ah siigada inaad ka istaagto maskaxdaada inaad baddasho oo aad raaxada naagta ku fikirto istiinkeeda aad badiso

      Delete
Post a Comment
Previous Post Next Post