Gabar magaceeda lagu sheegay A. H. ayaa sedex nin si hoose ugu kala mehersatay gooba kala duwan, gabadhan ayaa da,deeda lagu sheegay 26jir, meherkii ugu horeeyay ayaa waxa ay ku gashay Dalka Soomaaliya iyada oo aan reerkoodu ogeyn , ninkaas oo qabo ayeeyna u safartay dalka keenya, muddo sanad ah ayeeyna ku sugneyd iyadoo halkaas ku sugeysay leyn buufis yurub ah, balse markale ayaa waxa ay magaalada neyroobi ku gashay meher labaad iyadoo uu qabo ninkii hore.
Horaa loo yiri qof aduunya joogow maxaa aragti kuu laaban, cimrigaaga oo raagana geel dhalaa aas ku tusaa, waa wax aad loola yaabo waxa ay gabadhu sameysay.
Hadaba gabadhaa intaa kuma aysan ekaan ee markii leynkii yurub u suura gali wayay ayaa waxa ay u jiheysatay safar dhanka dalka koofur afrika ah, intii ay ku guda jirtay safarkeedi ayaa hadana waxa ay meher sedexaad la gashay iyadaoo kusugan dalka Malaawi nin Soomali oo Muqalasiinta dadka tahriibiya ah, falkan ayaa ah mid laga noxo, diintanteena islaamkana meel aan kasoo galin, waxaana meheradan kaladuwan ay gabadha sameysay inoo cadeyayay gabar ay isku safar ahaayeen oo magaceeda qarisay, kuna taqaanay Ayaan magalada neyroobi.
kacsiga badan ma ficna dhib ayuu kugu ridayaa ha la iska ilaaliyo kacsi.com
ReplyDeletecalaamadaha kacsiga waxaa ka mid naagaha noocan oo kale ah
ReplyDeletetan oo kale kacsi lama dhaho eee bnaagta kintir cun cunbey qabtay baa la odhan karaa
ReplyDeleteWAR ANIGA WAXAAN RABAA IN LAYGA SOO JAWAABO NAAG AAD U KACSI BADAN OO AANBA DAALAYN MAXAA LAGU QANCIN KARAA
ReplyDeletewaxaa lagu qancin karaaa naagtas aan daalayn, in aaad habeen iyo maalin la dultaagnaato adna dee, kkkkkkkk raashin badan cun ay kamid yihiin, kaluun, basbaas badan leh, ukun, hilib, caaano, sharaab badan khudrado kala duwan, iwm, then awoodaa jidheedna siwacan u adkee, waxaad kaloo samaysaa waxaad ula raaxaysataa qaabka foorarsiga ah
ReplyDeleteyaa kugu yiri foorarsiga ayaa dhergiya hablaha waa yaab ??
ReplyDeletesxb aden
ReplyDeleteCunto basbaaas badan leh cun. Shahwadaada waxaa soo raacaya basbaaska. Basbaaskaa meesha gubaya.
Kuguma soo deg degi doonto mar danbe. kkkkkkkkkk
Habluhu may noo sheegaan waxay ku dhergaan.
ReplyDeleteRaga dagdaga haka daayeen dumarka qaarbaa raaxaba aqoon qaarbaa howshoo socota ku qasbaya si aysan rabin howshiina kuguta daganaan raga qaarbaa qoyanka ka imaada dumarka kuqasba iney farjigeeda qaleyl kadhigto ina ragow waxba islama heysaane nagadaaya dacaayada raqiiska ah iyo dumarka somalida dareen iyo raaxo maleh adiga macalin fiican noqo si raxmad iyo naxariis leh ugu raaxee jirka dumarka dhamantii waa wada dareen la imaada xirfad raaxo si aad uhesho raaxo aad kamaqsuudo adiga iyo gclisadaaba.
ReplyDeleteRunsheeg dumar
ReplyDeleteWaxaad tiri "adiga macallin fiican noqo si raxmad iyo naxariis leh ugu raaxee jirka dumarka ....."
Suaasheydu waxaa weeye maxaa ragga keliya waajib kaga dhigey iney dumarka u raaxeeyaan. Raggu miyeysan xaq u lahayn in loo raaxeeyo. Dumarkiinnu waxaad rabtaan inaad inta ninka hoos seexataan uu sidaad rabtaan idiinku raaxeeyo. Idinka maxaa la idiinka waayey sidaasoo kale.
Suaalo badan ayaan ku weydiin lahaa, laakiin in adiga iyo akhristayaasha kale khaasatan dumurka dhibsadaan ayaan ka baqayaa.
Walaal raaxada waa in lawada wadaagaa waa runtaa.siyaabo badan oo aan jeclahay inaan sameeyo ayaan oga gaabsadaa armaa ninkaada isweydiiyaa xagey kubaratay waana wax dhacey shakigaa waxaad kadawoobeysaa markad hesho qof diyaar u ah inuu ogaado baahidaada waxa ay tahay kugu dhiira galiya inaadan waxba kaqarin si walba oo aad jeceshahay waxaa hubaala hadii ninwalba uu xaaskiisa usheego sida uu jacelyahay iyana ay usheegto sidey rabto ingabadhaas ay ula guduneyso howsha si uu kuqanacsanyahay balse lagaba yaabo iney kabadiso ogow raaxada waxey kujirtaa inaan lakala xishoon. F.G.suaalboo asluubeysan waan kaaga jawaabayaa hadey dhacdo inaan aqoon uleeyahay
ReplyDelete@Runsheeg dumar
ReplyDeleteSi fiican ayaad uga hadashay. Waana runtaa in kala xishoodka lammaanuhu ay qayb weyn ku leedahay is faham la'aanta dhanka gogosha.
Inta badanna waa dumarka, waana wax Ilaahay ku abuuray xishoodku. Waxaan u maleynayaa iney ugu wacay tahay oo kale dumarka oo u arka arrinta gogasha mid ninka keliya u baahan yahay, oo waxaabad moodaa ineysan dumarku uba baahneyn galmada markaad fiiriso dhaqankooda.
Waxay isu haystaan iney ninka axsaan u falayaan markuu u soo baahdana ay la mid tahay sidii cuntada ay u kariso oo kale. Gogosha markii la isugu tagana dumar (kulli ma aha) waxay sugayaan intuu ninku ka dhammeysanayo. Xataa haddey dareen fiican leedahay waxay u badan tahay iney ka qariso dareenkeeda ninkeeda sidii ay ceeb tahay. In kastoo hadda jiilka cusub, sameynayo isbeddel.
Haddaba suaasheyda waxay tahay sidee looga saari karaa dumarkeenna hab fikirkan aan fiicneyn? Haddii ninku u sheego qaabka iyo sida uu jecel yahay ma laga yaaba iney iyaduna u sheegato?
@dood wadaag walaal hadan dumarnahay waan ubadanahay dhaqanka ah in raga kaliya ayheyso baahi badi waxan iska indha tirnaa xaqiiqda waxanse leeyahay dumarow baahida waa mid illaah nagu beeray mana inkiri karno waxad moodaa kalmada MAYYA ah ayaa nooga fudud HAA hadii aan soo qaato HAA waakalmad dabacsan waakalmad fureysa albaabka raxmada.hadan iyana soo qaato MAYYA wakalmad qalafsan raxmadi kafogtay niyadjab abuuri karta inkastoo midii aanu kagarano iney ninkeeda udabacsantahay aanu kuceebino magacyo badana loo bixiyo.mararka qaar waxan layaabaa waxyaabaha aan isugu sheekeyno qofdumara oo kufaaneysa ninkeyga waxan isu dii daayay mudo ku dhow sanad madhici kartaase in sowjkaadi uu kaa waayo waxad isu guursateen waxan kaloo arkay nin iyo naag isqaba oo kukala hoyanaya labaqol oo iska soo horjeeda arintaa iyana markan weydiiyay walaashey wey igu qososhay waxeyna igu tiri 24saac ma in la is agjiifaa. maxaa la ii guursaday hadeynaan gogolqura aynaan wada jiifsaneyn dumarku mawada sina qaar gabdha ah amaba markaa uun aqalgalay oo waxad arkeysaa ka aqoon badan mid laqabey waqti dheer oo bahidooda kahadlaya inkastoo aan u arkayay qof indha adag balse mudan inlaga faa iideysto.HADAAN USOO LAABTO SUAASHAADA sidee looga saari karaa fakarka kusaleysan inay qarsadan baahidooda walaal waqti ayay qaadaneysaa aaqirse waa lagu guuleysandoonaa.markad kahadasho sida aad jeceshahay waxey fahmeysaa ineysan ceeb aheyn iney iyana kahadasho sidey kahesho sii kalsooni badan inkastoo ay dhici karto iney kaqoomameyso marakey kuu sheegato kadib ayna isu aragto qof xishoodki katagay Waxaad ku dhiira galisaa iney runta kaaga sheegto qaabka ay xiiseyso in loogu GDO kadalbo hadey hortaada kaqiran karin iney kuu soo sms gareyso waqti ayay kawar wareegsan doontaa lakiin aaqir weyfahmi doontaa iney muhiimtahay iyana dhankeeda sidoo kale waa iney kuweydiisaa waxaa hubaala isu xogwaramidu in ay kordhineysa xiisaha aad uqabi doontaan ciyarta idin dhexmari doonta waxaa kaloo kaheleysan jaceyl xaddhaafa.mid waxan leeyahay Dumarka baahida ninkada ogow iyo siyaabaha uu jecelyahayna baro qofna kuguma doorsan doono fara kacayaarkana kubilow si uu udareemo inaad kala midtahay baahida uu kuu qabo Midna Raga ayaan leeyahay kudadaal inaad weydiiso sida ay jeceshahay iney iyada kuugu raaxeyso weyku adkan kartaa iney hore kaaga jawabto weyna ufudan kartaa DARDAARAN GUUD hala is wareysto si qofwalba uu uhelo waxa ay raaxo tahay aqoonteyda mabadna balse waa sidey aniga ila tahay walaal Dood Wadaagow waxii aad ku aragte qalada adiga ii sax waad mahadsantahay.
ReplyDeleteSidan ayaa loo baahanayahay in loo hadlo si aqoon ku sallaysan aadna waad ugu mahadsantihiin
ReplyDeleteASC all salan ka dib waxa mahad mudan allah shabakadan mar walba ka hadasha arimaha bulshada ugana faaideystan umada somaliyed Raaxada Guurkooda wan u mahad celinaya,@dood wadag iyo Runsheg Dumar thnx Arahdina cajibka ah,sida dhabta ah gabdhaheena somaliyeed sababta ay ragooda uga xishoodan marka hore waa xishod allah ku manestan gabdhaha islamka,tan labad waxan dhihi lahay Ragga Somaliyed maha Rag ROMANTIC ah,Raaxadana ugu horen waxa waaye inaa tahay qof ROMANTIC oo aan loo baahneen kaliya sariirta inaad kula Raaxeesato gabadha,@RUNSHEG DUMAR waa sax waqti ayay qadaneesa sida ay baahida ugu shegan lahed iyo waliba qaababka ay ka hesho gabadha ninkeda,Suaal hadii aan ku weydiiyo @RUNSHEG DUMAR,iyo waliba shabakada,xaaskeyga qof Romantic waye igamana xishooto lkn kacsiga ayaa ku yar waayo aniga ka baahi badan, maxa igula talin laheeden inan sameeyo mahadsanidiin..........
ReplyDelete@Runsheeg Dumar
ReplyDeleteAsc
Walaal aad ayaad u mahadsan tahay. Si fiican ayaad u sharaxdey. Runtiina aad ayaan ugu faraxsanahay inaan helo qof dumar ah oo si waadix ah uga hadasha arrimahan. Haddii talooyinkaaga la qaadan lahaa (khaastan dumarka) wax badan ayaa hagaagi lahaa.
Waxaan rajeynayaa in dumarka Somaliyeed iska beddeli doonaan fikirkan ah "isagaa dan leh" oo aysan u arag iney ninka axsaan u sameynayaan, laakiin ay u arkaan in arrintan loo wada baahan yahay. Raggana waxaan ka rajeynayaa iney u furfurnaadaan dumarkooda oo aysan u arag sidii
alaab guriga taalla oo kale ayse u arkaan iney xaaskoodu tahay qofka ugu dhow ee ay la wadaagaan wax kasta.
Taas haddaan intaas uga gudbo. Waxaan rabaa inaan aragtida ah iney naaguhu nimanka isku qurxiyaan oo soo jiitaan aan dhanka kale ka fiirino. Waxaan ognahay in dumarku kaga fiican yihiin ragga dhanka soo jiidasha iyo u muujinta quruxdooda. Taas oo ninka gelisa damac ah rabitaan oo markuu arko naagtiisa oo is qurxisey, dhar qurux leh xiratay, is carfisay uu gelayo dareen galmo. Haddaba dhanka kale (opposite) haddaan u rogno, waxaan matalan rabaa inaan anoo nin ah istaago booska naagta.
Waxaan rabaa inaan soo jiito xaaskeyga oo aan ku beero dareen ah rabitaan galmo. Waxaan rabaa iney sidaan anigu markey isukey qurxiso aan uga doonta galmo ay iiga soo doonato ama ugu yaraan aan ka dareemo iney galmo rabto. Maxaan sameyn karaa oo aan ku soo jiidan karaa.
Maxaa kiciya dareenka dumarka.
Haddey suaasheydu tahay xasaasi (sensative)oo ay kugu adag tahay ka raalli noqo. Waxayse ila tahay in arrimahan si fiican loo falanqeeyo oo looga hadlo. Si looga wada faaiideysto. Waanan ogahay in ragga Somalidu intooda badan aysan ku fikireynin iney sameeyaan waxanoo kale, laakiin haddana waxaan isleeyahay waa wax loo baahan yahay ayna ka faaiidieysan karaan rag badan.
Dhamaantiin ASC.gaar ahaan Dood wadaag &Raaxada Guurka waxad ku mahadsan tihiin dhiiragalintiina.hadaan usoo laabto suaasha ah maxaa kicin kara dareenka Dumarka.ama sida lagu garankaro iney diyaar utahay in loo GLMDO. Suaal ahaan weyku fududahay balse jawab dagdaga wey adagtahay in laga bixiyaa sababa badan ayaa hor istaagi kara oo ay kamidtahay marka horaba dumarku ineysan isku dareen aheyn qaar waxaa jira sifudud kudareen qaada iyo qaar raba in wada dheer loo maro.marka hore waa inaad ahaataa qof udabacsan xaaskiisa.aqoon uleh erayada ay jeceshahay inaad u isticmaasho inta aadan iman guriga soo wac kawareyso xaalada howlmaalmeedkeeda markey kuu waranto kadib u isticmaal kalmad dhiirigalin iyo qolbi furisa sida (Gliso ma adaa qabankara waad iga rafaaday inlagu nasiyo weeye....i.w.l ) oo hade jaceyl iyo suuro lagu daray waxey dareemeysaa farxad iyo firfircooni iyo iyadoo dhererta imaatinkaada kadib markad timaado xafada kuxad dhunkasho aysan fileyn.ogow saad ujeceshayahay iney isugu kaa diyaariso ayey iyana jeceshahay inaad adna isu diyaariso jir nadiifa afcadayan iyo caraf eegmadaada ha ahaato mid xambaarsan jaceyl marba dhinacey usocoto laraac indhahaada waxad isticmaashaa erayo aad ugu talagashay iney kufahamto xili walboo ay kuu baahato inaad diyaar utahay codkaada kadhig mid aan sifican loo maqleyn waxad ku agneefsataa neef aad udheer inta udhaxeysa qoorteeda iyo dhagteeda ama ka istaag gadaal timaheeda kor ulaab kadib is raaci dibnahaada oo aad taabsiisaa iyo neef dagan oo wada socda. Ficil walboo aad sameysaa ha ahaado midjaceyl kusaleysan sameysta magacyo aad ku kaftantaan oo kusaleysan ciyaarta idin dhaxmarta waxa idin dhexmarayaana ha ahaadeen wax labadiinaba aad udiyaar santihiin oo aan qofkaliya ka iman wixii kadhiman fadlan RAAXADA GUURKA Isku day inaad dhameys tirto Dood Wadaagow xisaabta kudarso qaar waxaa jira markuu sowjkooda agmaro dareen qaada qaar markey neeftiisa gaartaba diyar unoqda in labarakeeyo dumarka masina sifarxad loogu noolaado waa inaan la is hagran hala ii cudurdaaro hadan wax qaldo mahadsanidiin.
ReplyDeleteWalaal runsheeg dumar commentiga aadka qiimaha badan waxaan ka dhigay qoraal waayo aad buu u cilmiyaysan yahay waadna ku mahadsantahay hadda laga bilaabo maqaal ahaan u soo dir si looga faa'idaysto maxaayeelay dadka badankooda ma akhriyaan commentiga
ReplyDelete@Runsheeg dumar
ReplyDeleteAsc
Gabadh cajiib ah ayaad tahay horta. Aad ayaanan kuugu mahadcelinayaa sida tifatiran eed uga soo hadashay arrinta. Dareenkeygaabad kicisey, laakiin ma aqaano sidaan ku sameyn karro arrimahan haddaan rag soomalaiyeed nahay. Anigu waxaaban ku dhihi lahaa maad buug ka qortid mowduucan, anna diyaar ayaan kuula ahay inaan kaala qaybqaatee.
Ok, intaasi waa soo jiidashadii iyo xodxodashadii ama qalqaaliskii. Maxaad nooga sheegi kartaa marka gogosha la isugu tago. Qaababka aad u jeceshihiin, meelaha aad u jeceshihiin, wakhtiyada aad u jeceshihiin iwm.
Runsheeg dumarey qof khibrad leh ayaad tahaye ee casharrada noo wad aan kaa faaiideysanne.
Asc guud ahaan gaar ahaan Dood wadaag & R.Guurka.walaal D.Wadaagow maanta anaa suaal qaba taasoo ah maxaa udiidan raga somaliyeed iney fuliyaan waxyaabaha ay kukasbanayaan xaasaskooda? Hadaan usoo laabto suaalaha aad isoo weydiisay ee ahaa marka gogosha la isugu tago Qaabkee jeceshihiin Meelaha aad jeceshihiin iyo waliba xiliga aad jeceshihiin Hadaan runta kuu sheego suaalahan marka laga jawaab bixinayo waxaa dhici karta in ay saameyn kuyeeshan dareenka qofka kajawaab bixinaya iyo qofka loo jawabaya waqti ayaan kawar wareegsadey lakiin ugu danbeyn inaan kajawabo ayaan go aansadey. 1.Qaabka aad jeceshihiin. walaal qof walba qaab ayuu jecelyahay gabadha buuran sibey jeceshahay tan caatada ah iyana sibey jeceshahay.lakiin waxaad ogaataa dumarka iney necebyihiin ninka aan baashaalin ee kudagdaga inuu u Glmdo sidaad usoo qalqaalisey gogasha horteed usii wad labada lamaane ha isu gu raaxeeyan si hagarla aana oo raxmad iyo jaceyl kudheehantahay mararka qaar waxaa dhacda adoo isu heysta inaad xariif raaxada aad uyaqanatahay in aad kaweydo xaaskaada raaxadii aad kafileysay sabab adiga xagaada katimi owgeed gacantaada hanoqoto mid dareen kordhisa meesha aad u aragto iney waxkadareemeyso xaaskadana si aan xanuun laheyn ugu raaxee u adeegso calaacashaada iyo carabkada.2.Meesha uu jecelyahay qofka waxad ogaan kartaa markaad sifiican uwada raaxeysatan waxanse kulatalinayaa Rag iyo Dumarba in qofwalbaa sheegto baahidiisa iyo sida uu jecelyahay iyo meesha uu jecelyahayba. .3.Xiligeed ugu jeceshihiin macno badan ayay yeelan karta mathalan midbaa waxey jeceshahay waqti kastoo ay faraxsan tahay habeen ha noqoto ama maalin midkalana waxey jeceshahay maalin sida aan qabo maalinti waxey fiicantahay markad meel cidla ah joogtan oo aadan kabaqeyn in la idin qash qashaado. Dumarka qaar waxaa jira ay baahidooda badato markey uur yeeshaan.calaakuli xaal wixii aan qaldo waa aqoonteyda oo yar hana leyga raali ahaado hadan oga hadlin sidi saxda aheyd.mahadsanidiin
ReplyDeleteAsc dhammaan
ReplyDelete@Runsheeg dumar
Maasha-Allaah si wanaagsan ayaad u sharaxdey nooguna faaiideysey, aad ayaadna ugu mahadsan tahay.
Suaashaada ah "maxaa u diidan ragga somaliyeed iney fuliyaan waxyaalaha ay ku kasbanayaan xaasaskooda" haddaan isku dayo inaan ka jawaabo anoo kaashanaya aqoonteyda gaaban ee dhankan arrimaha qoyska, tan ugu weyn waxay ila tahay iney tahay isla weynanka uu qofka dumarka ah iskala weyn yahay iyo qabka ku jira ragga.
Raggu dumarka waxay u arkaan iney ka hooseeyaan, sidaas darteed iney fuliso wuxuu rabo una fuliso siduu rabo ayuu rabaa. Isla weynankaas ayaa ninka ku adkeynaysa inuu muujiyo dabacsanaa iyo naxariis, uuna isku dayo inuu sameeyo waxa soo jiita xaaskiisa. Ma dareensana in xaaskiisu uga baahan tahay wuxuu isagu iyada uga baahan yahay ee ah iney isu qurxiso, isu carfiso, hadallo macaan kula hadasho, ugu raaxeyso gogosha wax kasta oo uu jecel yahayna u sameyso. Iskala weynaantaas ayaa keeneysa inuusan la qaybsan wax kasta oo ka dhaxeeya. Isla weynaantana waxaan isleeyahay way noogu wacan tahay dhaqankeenna asalkiisu yahay baadiyaha ee ninku gabadha u arko alaab uu soo gatay. Inkastoo hadda uu sii yaraanayo dhaqankaas.
Waxaa kaloon isleeyahay waa u sabab dhanka dareenka. Ma hubo, waxaanse isleeyahay raggu way ka dareen badan yihiin dumarka, lamana gabbadaan ama lama xishoodaan iney muujiyaan dareenkooda dhanka galmada. Ninku markay qabato baahida dareenka, haddey xaaskiisu ka ag dhowdahay wuu kula boodayaa, halka gabadhu isu sii diyaariso ninkeeda amaba hadduu la joogo ay sameyso waxyaalo ay ku soo jiidaneyso haddey galmo rabto. Ninka waxaa dhacda isagoo shaqo ka yimid oo dhididkii ka soo urayo, iska daa xataa inuu soo qabaystee oo uu isa soo carfiyee uusan xataa kabaha iska siibin oo uu kula dul dhaco. Xataa kuma soo dhaceyso miyey rabtaa mise ma rabto. Dantiisuu gudanayaa wuuna ka dhaqaaqey (ku dhufoo ka dhaqaaq). Ma oga xataa gabadhii uu kiciyey ma ka bogatey iyaduna. Waxaanse isleeyahay haddey gabadhu tahay qof furfuran oo aan ka xishooneynin ninkeeda iney furfuri karto beddelina karto ninkeeda.
Raggu (intooda badan) aad ayay u dabcaan marka xaaskiisu si wanaagsan oo dabacsan ula hadasho oo u muujiso jaceyl iyo u nuglaan. Way jiraan kuwo dhagax iska sii dhiga markay gabadhu saas ula dhaqanto, laakiin inta badan ma aha.
Si guud labada dhinacba waxaa looga baahan yahay inay bal marka hore wada hadlaan, sheekeystaan, xataa sheeko caadi ah. Isu sheegaan nolol maalmeedkooda waxay la soo kulmeen. Ka wada tashadaan arrimaha qoyskooda. Isticmaalaan ereyo macaan (xabiibii, xabiibtii, gacaliso, gacaliye, aboowe abaayo iwm) isula baxaan naaneysyo qurxoon, ma aha naayaa hebla iyo war hebeloow.
Haddii si tartiib tartiib ah loo billaabo arrimahan iskaba dhibka yar, waxay noqonayaan wax caadi ah marka danbe oo afkaaba baranaya, qalbigeyna u roon yihiin. Waxaan ognahay ragow ineynaan isku si u dhaqmin markaan guriga joogno iyo markaan bannaanka joogno. Guriga markaan joogno qab baas iyo isla weynan iyo ad adeyg iyo xanaaq ayaa na saaran. Bannaankaan u soo baxeynaa kiiba ma nihin. Waxaa laga yaabaa iney waddada ku kulmaan qof dumar ah, horey ha isu yaqaaneen ama yeysan isu aqoone, kaalay arag siduu ula hadlayo, af macaanaanta iyo naxariista. Maxaa inoo diidey inaan saas ula dhaqanno xaasaskeenna inoogu dhow dad. gabadhey adigana sidoo kale maxaa kuu diidey inaad ninkaaga u muujiso dabacsanaan iyo af macaan.
War rag iyo dumarow aan is fahanno. Lammaanaha is qaba wax iskaga dhow ma jiro. Qof kasta labadii dhashay ayaa ugu dhaweyd wuxuuna uga soo tegey kan kale. Iyadooy saas tahay oo la isla nool yahay oo aan la kala maarmeynin, maxaa haddana keeney cadaawaddan baas ee nagu dhex jirta.
Waan ku dheeraadaan isleeyahay ee ha la iga raalli noqdo haddaan wax khalday ama aan gefey.
Asc kuligiin @dood wadagow cabirkad kabixisay maxuma lakiin suaal kale ayaan kuweydiinayaa taasoo ah Guurka kahor maxuu qofka usameeyaa wax walba oo uu kukasban karo qofka uu rabo hadey noqon laheyd dulqaad jaceyl gacan furnaan dibindaabyo walba muxuu ugu dulqaataa maxaa kadhigey halheyskooda waan iska samraa intay iiga soo gacan galeyso.markuu kuguuleysto dadaalkiisa maxa kalifa inuu geeso yeesho xiligi jaceylka loo baahnaa maxaa naceyb u abuurmaa maqanac la'aan xaga gogashaa mise..... tolow maxaa u sababa!?
ReplyDeleteAsc dhammaan
ReplyDelete@Runsheeg dumar
Inkastoo suaashaadu aysan kala saarin rag iyo dumar, haddana waxaan u qaadanayaa inaad ka hadleyso ragga, waayo waa ragga waxa wax raadiya, dhib kastana u mara sidey ku kasban lahaayeen gabadha ay doonayaan. Marka dhankaasaan ka eegayaa jawaabta.
Horta anigu waxaan aaminsanahay jacaylkan uu ninku sheeganayo markuu wax doonayo in intiisa badan uusan ahayn jacayl dhab ah. Bal u fiirso gabadhi gabadhay ka qurux badan tahay way ka rag badan tahay. Nin kastana wuxuu ku leeyahay waan ku jeclahay. Isagoon hoosba uga war haynin xaaladaheeda kale, sida dabeecadda, aqoonta, kartida iwm ayuu jaceylbaa ii kaa haya ku leeyahay. Waxaa soo jiitey qurxdeeda oo keliya. Gabadh fool xun cidi ma jaclaato amaba waa dhif. Xataa haddey inta kale ee dumar lagu doorto oo dhan leedahay. Haddaba kaasi ma jaceylbaa? Maya ayaan dhihi karaa, ee waa hammuun (lust) iyo xiiso uu u qabo jidhkeeda. Ninkaasi wax kasta oo ay ku qaadato siduu ku heli lahaa gabadhaa quruxda badan wuu yeeli, intii karaankiisa ahna wax kasta wuu u dulqaadan, shruud kastoo ay ku xidhana wuu isku deyi inuu fuliyo. Haddaba markuu guursado maxaa dhacaya. Inta la isku cusub yahay jacaylkii cirkaasuu marayaa. Laakiin si tartiib tartiib ah ayuu u sii baaba'ayaa, illaa uu ka gaadho naceyb iyo cadaawad. Maxaa gaadhsiiyey jaceylkii wax kastoo loogu soo dulqaadanayey inuu naceyb isu beddelo. Waa 2 arrimood 1- Waxaa yaraadey xiisihii iyo hammuuntii uu qabay gabadha jidhkeeda, waayo markii horaba waxaa waday shahwad. Waxayna la mid tahay marka ninku xaaskiisa ku xaajo gudanayo. Siduu u halgamayo ee uu dhinac kasta dhuunkasho ugaga wado, ayuu markay dhibcahaas yari ka soo boodaan uu dhinac u dhacaa, iney u soo dhawaatana xataa ma rabo. Hadda waa qoftuu hadda ku dhagganaa. Waayo, shahwadaa dabada ka waddey. 2- Quruxdii gabadha oo marba marka ka danbeysa sii yaraaneysa. Ninkaasina hadduu gabadhaas la tunto guur xalaal ah hortiis wuu dhammaaday jaceylkii, mana sii rabayo. Waana wax dhaca badanaa in ninku hadduu gabadha la tunto guurka ka hor uusan guursannin.
Marka si kooban, waxaan qabaa in waxan jaceyloowda lagu hayaa uu intiisa badani yahay xiiso iyo hammuun ay shahwadi dabada ka waddo.
Inta yaree dhabta isu jeceli sida badan way isku waaraan iskuna cimri dhammeystaan.
Marka waxaan leeyahay bal halakala saaro jaceylka ku dhisan xiisaha shahwada iyo kan dhabta ah.
Intaasi waa aragtideyda kooban ee Runsheegey haddaad aragti taa ka duwan qabto waan kaa sugaynaa.
Asc dhammaan
ReplyDelete@Runsheeg dumar
Inkastoon jawaabta hore qorey dhowr cisho ka hor, waxaan jecleystey inaan wax yar ku sii daro.
Waxyaabaha keena isbeddelka guurka ka dib waxaa ka mid ah, in markuu ninku guursado gabadha ay ku soo degeyso burhaantii, iskala korreyntii ama qabkii iyo dabcan masuuliyaddii Ilaahay waajibka kaga dhigay. Sidaas darteed gabadhii uu shalay u arkayey qof la siman ee uu ula macaaltimayey sidii ruux shirko yihiin ama ay wadaagaan wax kasta, isla markaana uu ugu dulqaadanayey wax kasta, shuruud kastana uu isku dayey inuu ka soo baxo si uu u helo ayaa markuu guursado oo dabcan xiisihii shahwadu yaraato uu billaabayaa inuu quudhsado uuna iskala korreeyo. Waxaa kaloo iyana meesha ku jirta inuu dhammaaday tartankii uu kula jirey raggii kale intuusan guursan uuna markan u arko inuu isagu keligiis leeyahay meel kalana aysan aadi karin.
Arrimahani ma aha kuwo innaga inoo gaar ah ee waa wax ka jira dunidoo dhan. Haba lagu kala darraadee.
Salaam,
Asc raaxada guurka tacliiq aan soo qorey waqti hore ma arko ee ma xageygaa wax kaqaldameen mise?walaal Dood wadaag sifiican ayaad faahfaahisay shukran qoraal ayaan soo qoray oo aan waxyar kaga hadlayo dhanka dumarka balse ma arko koley cilad farsamo yaan uqaatay w.w.w
ReplyDeleteJabka iyo jaahwareerka ku habsaday gabdhaha soomaaliyeed kadib markii ay raggu uga horreeyeen jabkaas iyo waalidaas
ReplyDeletebal eeg gabadhan miskiinta ah dhibka gaaray laga billaabo min muqdishu ilaa nayroobi ilaa malaawi ilaa koonfur afrika ilaa buufis dhoof shanta qaaradood ee aduunka iyo halka ay noloshu la gashay.
waxaa ay isku dayday inayan marna ayan ku dhicin nin la'aan , waxa ay ka dhaxashay ugu dambayntii nin la'aan tii ugu darnayd waayoo waxa ay khasaartay mustaqbalkeedii oo dhan , arintiina waxay isu bedeshay markii dambe sino guur loo bixiyey , marka waa waalli iyo nasiib darro ee ma ahan guur iyo wax shaqo ku leh.
naagta nin keeda ma dhuuqi kartaa?
ReplyDeleteWaxba kuma jabna
DeleteWaxba kuma jabna
ReplyDelete