Ninyahow baro naag istiinka ay u baahantahay

Ninyahow baro naag istiinka ay u baahantahay
Dhamaantiin ASC.gaar ahaan Dood wadaag & Raaxada Guurka waxad ku mahadsan tihiin
 dhiiragalintiina.hadaan usoo laabto suaasha ah  maxaa kicin kara
dareenka Dumarka.ama sida lagu garankaro iney diyaar utahay in loo
GLMDO. Suaal ahaan weyku fududahay balse jawab dagdaga wey adagtahay in
laga bixiyaa sababa badan ayaa hor istaagi kara oo ay kamidtahay marka
horaba dumarku ineysan isku dareen aheyn qaar waxaa jira sifudud
kudareen qaada iyo qaar raba in wada dheer loo maro.marka hore waa inaad
 ahaataa qof udabacsan xaaskiisa.aqoon uleh erayada ay jeceshahay inaad u
 isticmaasho inta aadan iman guriga soo wac kawareyso xaalada
howlmaalmeedkeeda  markey kuu waranto kadib u isticmaal kalmad
dhiirigalin iyo qolbi furisa sida (Gliso ma adaa qabankara waad iga
rafaaday inlagu nasiyo weeye....i.w.l ) oo hade jaceyl iyo suuro lagu
daray  waxey dareemeysaa farxad iyo firfircooni iyo iyadoo dhererta
imaatinkaada kadib markad timaado xafada kuxad dhunkasho aysan
fileyn.ogow saad u jeceshayahay iney isugu kaa diyaariso ayey iyana
jeceshahay inaad adna isu diyaariso jir nadiifa afcadayan iyo caraf eegmadaada
ha ahaato mid xambaarsan jaceyl marba dhinacey usocoto laraac indhahaada  waxad
isticmaashaa erayo aad ugu talagashay  iney kufahamto xili walboo ay kuu
 baahato inaad diyaar utahay codkaada kadhig mid aan sifican loo maqleyn
 waxad ku agneefsataa neef aad udheer inta udhaxeysa qoorteeda iyo
dhagteeda ama ka istaag gadaal timaheeda kor ulaab kadib is raaci
dibnahaada oo aad taabsiisaa iyo neef dagan oo wada socda. Ficil walboo
aad sameysaa ha ahaado midjaceyl kusaleysan sameysta magacyo aad ku
kaftantaan oo kusaleysan ciyaarta idin dhaxmarta waxa idin dhexmarayaana
 ha ahaadeen wax labadiinaba aad udiyaar santihiin oo aan qofkaliya ka
iman  wixii kadhiman fadlan RAAXADA  GUURKA Isku day inaad dhameys tirto
 Dood Wadaagow  xisaabta kudarso qaar waxaa jira markuu sowjkooda agmaro
 dareen qaada qaar markey neeftiisa gaartaba diyar unoqda in labarakeeyo
 dumarka masina sifarxad loogu noolaado waa inaan la is hagran  hala ii
 cudurdaaro hadan wax qaldo mahadsanidiin
Waxaa qortay
Runsheeg dumar

14 Comments

  1. Anonymous3/09/2011

    mashaaah walal runsheeeg dumar qof ilahay xikmad siiyay baa tahay waayo aragna waad tahay walaley aniga gabar baan ahay suaalo qaas ah baan rabi lahaaa in aan ku waydiiyo oo aanan halkaan kusoo qori karin marka walaley meel ama email aan kaala so xiriiro ma ii qori kartaaa aad baad u mahadsantahay

    ReplyDelete
  2. Anonymous3/09/2011

    mashallah afkaada caano lagu qabay hadaad isha ka tuurtay jzkl

    ReplyDelete
  3. Anonymous3/09/2011

    Asc
    Gabadha qabta suaalaha qaaska ah, waxaan kaa codsanaynaa haddaan nahay dadka ku taxan bloggan
    inaad suaalahaaga halkan ku soo weydiiso Runsheeg dumar, si looga wada faaiideysto. Ogowna qof ku garanaya qofkaad tahay ma jiro haddaan ka soo dhigto qoraalkaa Anonymous, sida aad hadaba ka soo dhigtey.

    Waxaan taas u leeyahay meeshan waa laga faaiideystaa, marka waxaa laga yaabaa iney jiraan dad kale oo qaba suaalahaaga oo kale. Ma jiro dhib hal qof keliya haysta. Marka fadlan soo bandhig.

    Runsheeg dumarna waxaan ka codsaneynaa inay ka soo jawaabto suaalaha la soo weydiiyo si looga faaiideysto khibraddeeda.

    ReplyDelete
  4. Runsheeg dumar3/10/2011

    Asc walaal email ayan kuu soo qori doonaa inshaa allaah

    ReplyDelete
  5. Runsheeg dumar3/10/2011

    Asc Raaxada Guurka waad ku mahadsantahay tacliiqa aan qorey ee aad maqaalka kadhigtay hada kadibna waxan isku dayi doonaa inaan ka faaiideysto dhiiragalinta aan kaahelay.maqaalka ugu horeeyo ee aan qori doono wuxuu kusaleysnaan doonaa sababtii ibartay bogaan iyo faa idadaan kahelay maxaa yeelay waxad soo afjarteen baadigoob dheer oo aan kujiray mudo18sanadood ah haduu rabi idmo.

    ReplyDelete
  6. Dood wadaag3/10/2011

    Asc dhammaan

    @Runsheeg dumar

    Runsheegey waad aragtaa sida loogu bogay qoraalladaada, ee noo wad casharrada.
    Sidaan horey kuugu sheegeyna waxaan kugula talinayaa, kuguna dhiirrigelinayaa inaad buug ka qorto. Wakhti iyo baadhitaan labada way u baahan tahay, laakiin waad ku guuleysan aakhirka, insha Allaah ee bal ka fikir arrintaas.

    ReplyDelete
  7. Anonymous3/11/2011

    @ runsheeg dumar
    waan ka sugayaa emailka jzk
    @ anonymous
    walal waan ka xishoon in aan hlkan kusoo qoro iga raali noqda

    ReplyDelete
  8. Anonymous3/12/2011

    asc wrx wbr
    Maamulka Raaxada guurka ama ciddii kalee garaneysa ma la ii sheegi karaa habka email loogu gudbin karo qof kale oo ka tirsan akhristayaasha ama hadduu jiro qaab kale oo la isugula xiriiri karo halkan.

    Mahadsanidin

    ReplyDelete
  9. Anonymous9/27/2011

    asc waxan rabaa inaan waxaka ogaado markaan istiiminaayo xaaskayga kahor intaanan howsha galmada bilaabin waxa iga yimaada dheecaan nijaasomiyaa? masela odhan karaa waa madyi ama kuulato waadmahadsantiin

    ReplyDelete
  10. dheecaanka ka yimaada ninka ama naagta marka galmo la xusuusto ama la kacsado waa kuulato waa in la iska dhaqaa laguma tukan karo laakin waxaa ku filan in biyo lagu rusheeyo

    ReplyDelete
  11. Anonymous9/29/2011

    sual ayan qabaa , geedka hadu ka jilco o aad u bahan tahay inaad galmo suubiso qaabkee ugu wanagaasan inad ugu galmooto xaskaga waliba adigoo ciladaas qaba? fadlan jwb deg deg ah

    ReplyDelete
  12. waxaa ugu fiican qofka bahalka ka jilcay inuu xaaskiisa ugu galmoodo si foorarsi

    ReplyDelete
  13. Anonymous12/15/2011

    MAHAD SANIDIIN BAHDA R.GUURKA SIDA WACAN OO AAD NOGU KORDHISEEN AQOON TA MAHAD GAAR AH

    ReplyDelete
  14. Anonymous12/15/2011

    mahad gaar ah bahda r/guurka

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post