Waxtarka liinta bambeelmada

Sida aan ognahay wax kasta Alle   سبحانه وتعالى nagu arsaaqay waxaa ku jira xikmooyin kala duwan oo aan la soo koobi karin, maanta waxaan  ka sheegaynaa waxtarka liinta bambeelmada, dadka waxay isku waafaqsanyihiin bambeelmada inay fitimiino kala duwan  leedahay balsee aan ka sheekno faa'idooyin kale ay leedahay oo badan waxaan ka soo qaadanaynaa 10 faa'ido

1- dhiigga ayay sifaysaa waxay ka dishaa bakteeriyada
2- waxay sifaysaa dhuunta
3- waxay soo daartaa duufka maskaxda fadhiya
4- waxay nadiifisaa kaadi-hayska iyo kilida
5- caloosha ayay socodsiisaa
6- dhaawacyada way isu keentaa, maqaarka jirkana way u roontahay
7- ilkahana way xoojisaa, jirrooyinka cirridkana way ka hortagtaa, dhagaxyada jirka fariistana way burburisaa
8- dhiigyaridana way daawaysaa
9-lafaha iyo ciddiyahana way adkaysaa
10- waxay u roontahay jirrooyinka ilamaggaleenka iyo xididaha kaadida soo marta
waxaa laga soo xigtay  
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post