Xalay ayaa waxaa modoobaaday dayaxa waxaana ay ahayd mudo 3 saacadood taas baa waxaa la leeyahay aad bay u yartahay in mudadaas la hayo bisha, sida la ogyahay oo ku cad diinteena Islaamka waa aayad Alle soo diro si ay cabsadaan marka waxaa ka baryaynaa Allaha weyn oo awoodda leh inuu inaga badbaadiyo dhibaatooyinka weyn ee kowniga ah.