Sida la ogyahay dowladda Sacuudiga uma ogola haween inaay gaari kexeeyaan, bisha na soo dhaafat waxaa la qabtay naago isku dayay inay gaari wadaan, xabsi ayaa loo taxaabay, maalmahaan waxaa soo batay naagaha inay dhahaan waxaan rabnaa xaqeena oo la xiriira gaari kaxaynta olole aya ku magcaabeen
من حقي أسوق ama Women 2 Drive iyagooo ka shidaal qaadanaya kacdoonka ka jira dalalka carabta marka sheekadaan waxaa wada naago ka soo qaatay laysanka kaxaynta gaariga dibadda