Naag Soomaali oo ninkeeda isaga furtay gabdho dhalidda !

Arin aan horay loo arag haweeney Somaliyed oo ku nool magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ka codsatay ninkeeda in uu furo iyadoo ay sabab u tahay dhalmadeeda badan ee gabdhaha ah , iyadoo markaasi dooneysa in wiilal ay dhasho .
 Haweeneydaan oo ninkeeda maxkamad Nairobi ku taal isaga soo furtay  ayaa iyadoo mar marsiyo raadineysa tilmaantay in  dhalmada wiilal iyo gabdho ay tahay mid awoodda alle ku xiran  balse ciladaasina ay ninkeeda u laabeneyso.
 Goob joogayaal ayaa ku soo waramay in haweeneydaan magaceda lagu soo koobay Mulki ay haatan haysato 5 gabdhood .
Alcarabiya wacdaraha aduunka .

3 Comments

  1. Waa cajaa`ib arintan Gabadhan ninkeeda ku furtay in uu gabdho dhalaayo? ILaah in ay ku xamdiso ay ku farax sanato ayey aheyd. Yaa ka fiican Gabdhaha, ayagaaba ugu naxariis badan.

    ReplyDelete
  2. Anonymous7/01/2011

    subahanalah some pple can't even have kids. she should have thanked Allah 4 these kids. somali pple are (jaahils)ignorent girls are better they help their families in alot way. may Allah 4give 4 what she did 2 the father of her gurls

    ReplyDelete
  3. Anonymous7/04/2011

    Inaalilaahi waa inaalilaahi rajicuun!! ninki nool aduunyadan wax kastaa wuu maqlayaa!! Hadii aan 10 dhalo ma ka dalbadeen ee waan u ducayn lahaa. waa waxlayaab leh. Wixii kasta sida Illahy kugu siiyo ee kugu toso baa lagu qataa oo wiliba mahad iyo shugri loogu naqaa Illahay<3

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post