Nin iyo naag la isku darayay oo isku qaawiyey meesha lagu mehrinayayay

Dad badan oo ka soo qeyb galay arooskaan ayaa aad ulla yaabay kadib markii meesha meherku kadhacayay ay ka soo baxeen arooska iyo aroosda oo qaawan halmar ayeey dadkii wada qosleen.
Melanie Schachner, oo ah ninka arooska ahaa oo da’diisu tahay 26 ayaa waxaa uu ahaa mid aan wax dhar ah wadan balse xubintiisa taranka ayaa waxaa uu ku qarinayay Koofi madoow oo uu watay, sidoo kale Rene oo ahayd aroosada ayaa waxaa iyana ay wadatay maro yar oo qafiif ah oo dhaqan ahaan ay ku sheegtay in ay u wadato iyo waxyar oo ubaxyo ah oo ay horaadeheeda ku dadaysay da’deedu waa 31 jir aad ayeeyna dadkii u layaabeen noocan
Arintaan ayaa ka dhacday dalka Austria oo ay ka soo jeedaan labadaan ruux xaafiska maherkoodu ka dhacayay waxaa isgu yimid qaraabadooda iyo saaxiibadoo oo markii danbana ay sawiro lagalayeen iyagoo qaawan.

1 Comments

  1. Anonymous7/09/2011

    waa yaab xayawaan oo kaleayay u dhaqmaan

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post